Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca
Su’aasha:
sc waxaan maqlay toonta aad bay ugu roon tahay qofka hargabka ku dhacay hadalkaas maxaa ka jiro?

Jawaabta:
Hadalkaas wax sax toonta aad bay ugu roon tahay hargabka iyo dhuun cuncunka, waxaa la sheegay inay toonta ku jirto maaaddo lagu magacaabo Allicinwaa maaddada urka toonta sabab u ah, waana maaddo ka hortagta feyruusyada hargabka, xataa qofka hadduu toonta cunayo iyadoo ceyriin ah hargabka si xoog uma qabanayo hadduu qabto, waxaa kaloo la og yahay in toonta ay xoojiso difaaca jirka, daraasooyin badan ayaa taas sugay waana wax la tijaabiyay oo la ogaaday inuu sax yahay.
Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn
That statement is correct. Garlic is very good for colds and sore throats.
It is said that garlic contains a substance called Allicin, which is the substance that causes the smell of garlic.
It is a substance that prevents cold viruses. Even if a person eats raw garlic, the cold will not be as severe if they do catch it.
It is also known that garlic strengthens the immune system. Many studies have confirmed this and it has been tested and found to be true.
