Daraasad la sameeyay ayaa lagu ogaaday rootiga inuu dhib u keenaya qofka siiba caruurta subaxdii dugsiga u qaata.
webka Health24 ayaan lagu qoray natiijada daraasaddaas la sameeyay.

Waxaa la sheegay rootiga inuu dhib weyn u geysto dheefshiidka, taasoo keenaysa inuu socon waayo oo muddo uu caloosha ku jiro, taasna waxaa keenaysa qamadiga oo laga sameeyay oo ka maran wax nafci leh sida buunshada iyo waxyaalaha kale la socda qamadiga.
Rootiga waxaa kaloo la sheegay inuu dhib u geysanayo wadnaha iyo xididaha dhiigga. wuxuu kaloo keeni karaa cudurka sokorta qofkana wuu cayilayaa.
marka waxaa fiican muufada iyo ceeshka waxa loo yaqaano oo leh nafaqo ka duwam midda rootiga caadiga uu wato.
waliba waxaa ugu xun kan cad oo aan si fiican u dubmin
A study has found that bread is harmful to people, especially children who take it to school in the morning.
The results of that study were published on the Health24 website.
It is said that bread is very harmful to digestion, causing it to not move while it is in the stomach, and this is due to the fact that it is made from wheat and is devoid of any nutrients such as bran and other things that come with wheat.
Bread is also said to be harmful to the heart and blood vessels. It can also cause diabetes and make people overweight.
So, it is good to eat bread and cheese, which are known to have different nutrients than regular bread.
The worst is white bread that is not baked properly
