Sawirada ugu yaabka badan baraha bulshada

The most unusual images in social networks

Sawirada ugu yaabka badan baraha bulshada

Sawirada ugu yaabka badan baraha bulshada
Sawirada ugu yaabka badan baraha bulshada

Sawirada ku faafay baraha bulshada oo dad badan ka yaabiyay oo ku tusaya taleefanka gacanta mobile phone inuu ka mid noqday waxyaalaha ugu muhimsan nolosha dadka maanta ku nool dunida.

Sawirka koowaad waa nin qowsaar ah oo ari la socda waxaa dhabarka ugu xiran solar oo uu ku kaarikaysanayo taleefankiisa wuxuu ka qaataa korontada qorraxda.

sawirka kalena waa dad badan oo aan haysanin koronto meesha ay joogaan waxaa la moodaa meel ay u egtahay in lagu kireeyo kaarikada taleefanka waxaad moodaa meel loogu talagalay shaqadaas kaliya sidey dadka u dharooban yihiin.

labadan sawir ayaa ka mid ah sawirada ugu caansan baraha bulshada uguna yaabka badan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More