Saliida macsarta ee dalka Somalia taala sax matahay in aan u isticmaalo timaha ama xubinta

Saliida macsarta ee dalka Somalia taala sax matahay in aan u isticmaalo timaha ama xubinta

Su’aasha:

SALAMU CALAYKUM
walal Salaan ka bacdi waxaan doonayay in la ii sheego SALIIDA MACSARTA ee dalkeena hooyo ka baxdaa ma u istic maali karaa TINTA,XASAASIYADA,
Walal bal faah faahin ii soo dira

بارك الله فيكم

Saliida macsarta ee dalka Somalia taala sax matahay in aan u isticmaalo timaha ama xubinta
Saliida macsarta ee dalka Somalia taala sax matahay in aan u isticmaalo timaha ama xubinta

Jawaabta:

Saliidda macsarada taalla dalka Soomaali iyo midda adduunka laga helo wax farqi ah uma dhexeeyo dhammaan sisinta ayaa laga lisaa, madaxana waa la marsan karaa oo wax dhib uma keenayso waxtar weyn ayay u leedahay caafimaadka jirka.

Faahfaahin dheeraad ah halkaan ka kahriso:

Saliid Macsarada Hadaan Geedka Ku Daliigo Mar Walba Ma Dheereyneysaa?

Isticmaalka Saliid Macsarada Dhanka Xubinta Taranka Maxay Faa’ido Leedahahay

Saliid Macsaro Ayaan Ku Siigeystaa Maxay Dhib Ah Leedahay?

Afarta Saliid Dabiiciga Oo Timaha Lagu Dheereeyo

 

زيت السمسم أو الشيرج أو السَّيْرَج أو الحَلّ هو زيت نباتي صالح للأكل مشتق من بذور السمسم. وبالإضافة إلى استخدامه باعتباره زيت الطهي في جنوب الهند وأيضاً جنوب السعودية وبالأخص في منطقة بارق حيث يعتبر زيت طهي وعلاج، ولهم عناية خاصة به منذ القدم. غالبا ما يستخدم على أنه محسن نكهة في الصين واليابان وكوريا، وإلى حد أقل في المطبخ الجنوب شرق آسيوي.

زيت السمسم له شعبية في الطب البديل – من التدليك والعلاجات التقليدية إلى البدع في العصر الحديث. يستخدم زيت السمسم في الممارسة الطبية التقليدية للأيورفيدا الهندي لتهدئة أعراض الإجهاد ذات الصلة. البحوث الجارية تشير أيضا إلى أن وجود المواد المضادة للاكسدة والدهون غير المشبعة في زيت السمسم قد يساعد في السيطرة على ضغط الدم.  مصدر

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More