Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa

Su’aasha:

scw bahda daruur waad ku mahadsan tihin webkan qiimaha badan waxaan rabaa inaad iiga soo jawaabtan su’aasha ah saliida la yiraahdo sage oil timaha miyay madoobeysaa daawada timahalagu madoobeeyo iyo iyada maxay isdhaamaan?

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa
Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa

Jawaabta:

Saliida sage oil ( زيت الميرمية ) marka qofka madaxa mar kaste marsanayo timaha cad cadaanka ayay a qaadaysaa madow ayay ka dhigaaysaa laakin waxay u baahan tahay waqti badan qofka inuu isticmaalo, muddo inuu timaha mariyo aayar aayar ayay cirrada mdaow uga dhigtaa waana saliid dabiici ah.

Waliba caleenta geedkaas cirada ayaa lagu baabi’iyaa waxaa loo yaqaanaa geedka (Salvia officinalis) ama (Common sage)
Waxaa kaloo ay u roon tahay maqaarka madaxa waxay ka qaaddaa qasharka (agoolka) sidoo kale timaha ayay badisaa wayna jlicisaa waxay siisaa caraf fiican, sidoo kale timaha daadanaya daawo ayay u tahay, raga aadka u marsada bidaarta xitaa way kasoo daahdaa, sidoo kale dhibaatada ay keento daawada madaxa la maryo oo kiimikada ah ayay ka nadiifisaa maqaarka madaxa, waa saliid aad u faa’ido badan.

Noloshayda siigada sidan ayay ku saameysay

Sage oil (زيت الميرمية) when a person wears white hair every time it takes white hair and makes it black but it takes a lot of time for the person to use it, for a while to apply the hair gradually it makes it gray and it is natural oil.

However, the leaves of that plant are destroyed by the herb called salvia officinalis or (Common sage).
It is also good for the skin of the head, it takes away the hair (orphans), it also increases the hair and strengthens it, it gives a good fragrance, it is also a medicine for hair loss, it is also a cure for men who apply baldness even later, as well as the problem caused by the chemotherapy of headaches. it is a very useful oil.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More