Riyada qof dhintay dahab u xiraya gabadhiisa

Su’aasha:

Asc walal waxan ahay gabar waxa Iga dhintay abahay aan aduunka ugu jecla 24/3/2021 walal abahay marwalba salaad tukaado waan uu duceya qalbigayga Kama baxo xalay ayeeyday aanla nolahay waxay ku riyotay abo oo dahab ii xiraya iyadana wuu siyaay riyadas fasirkeda mexey tahay plz iso jawaaba.

Riyada qof dhintay dahab u xiraya gabadhiisa
Riyada qof dhintay dahab u xiraya gabadhiisa

Jawaabta:

Riyadan waa riyo bishaaro ah, waxay tilmaamaysaa arrimo badan oo farxad weyn xambaarsan waxay tilmaamaysaa arsaaq badan in reerka uu helo doono, sidoo kale ilmo inay dhalan doonaan sidoo kale inaad guursan doonto adiga haddaadan nin qabin, guud ahaan waa bishaaro degdeg ah, sidoo kale inuu Ilaahay idinka kaadi doono murugta idin hayso oo la xiriirta geerida aabbaha guriga.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More