Riyada dharkaaga oo qof kale xiranayo
Su’aasha:
Slam,
Waxan ku riyooday dharkaygii oo uu qofkale xidhay .

Jawaabta:
Qofka hadduu ku riyoodo dharkiisa oo qof kale xirtay riyada waxay tilmaamaysaa xiriirka iyo jacaylka ka dhxeeyo labada qofood.
Marka riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa xiriir fiican, haddii nin iyo naag ay yihiin waxaa dhici karta in guur dhex maro labadooda.
Caadi ahaan dharka wuxuu tilmaamaa nin ama naag taasna Quraanka ayay ksuoo aroortay dharka inuu tilmaamo lamaanaha.
Alle wuxuu yiri:
(أُحِلَّ لَكُمْ لَيْلَةَ الصِّيَامِ الرَّفَثُ إِلَىٰ نِسَائِكُمْ ۚ هُنَّ لِبَاسٌ لَّكُمْ وَأَنتُمْ لِبَاسٌ لَّهُنَّ)
(waxaa laydiin banneeyey inaad Habeenka Soonka is aragtaan Haweenka, maxaayeelay dhar (asturaad bay) idiinyihiin, idinkuna dhar (asturaad baad) u tihiin)
If a person dreams of his clothes being worn by someone else, the dream indicates the relationship and love between the two people.
So the dream generally indicates a good relationship, if it is a man and a woman, it is possible that they will get married.
Usually, clothes indicate a man or a woman, and the Quran has mentioned clothes to indicate a couple.
