Ramadaanka kadib filin xun ayaan daawaday ma iga buray soonka

Su’aasha:

asc bahda daruur wa idin salaamey alxamdulilah ramdaanka 30 kiisa wana soomey 30 habeen qiyaamkisa wan ka faaiidaystey waxana isku arkey dhoor ducoyin oo ilaahey iga aqbalayey ramdaanka dhexdiisa riyooyin fcn ilaahey waa itusaayey qaarkoodna idinka ifasiraayey lkn waxaa jirto ramdaanka kadib malinti jimcaha aheyd ayaan danboowey danbigeegana waxaa daawadey aflaam sex ah waliba anigo xaasle ah inkasto malin ay ahey xaaskegana maalinti majeclo jimaaca ayadana guriga ayey hoosheda hesey lkn marki ee aan mudo daawanayey qudbadi aya soo dhawatey markan kadib aya xaskega utagey kadalbadey jimac si qasab ah inen hadi an biya bixin xumanti ayn kacabsadey kadib na ayada ayaa kubiyo baxey kadib na wan ka qoomameyey danbigega istiqfaar ayn la imaadey sheydhanki ayaa ii qurxiyey filimka marka acmaashii iyo cibaadadedi ma buresaa.

Ramadaanka kadib filin xun ayaan daawaday ma iga buray soonka
Ramadaanka kadib filin xun ayaan daawaday ma iga buray soonka

Jawaabta:

Falka aad samaysay waa dambi foolxun waxaa lagaa rabaa inaad ka towbad keento, laakin soonkaaga iyo salaaddaada aad tukatay shuruudaha hadday waafaqaan way ansaxayaan xumaanta dambe aad ku dhacday ma burinayso, camal suuban ayaad samaysay oo ah soonka iyo salaadaha haddana waxaad samaysay fal xun oo ah daawashada filinka xun, marka towbad ayaa kugu waajibtay waa inaad Alle u towbad keentaa oo aad ka shaydaa dambiga qaabka daran aad ku dhacday.

 

Qof salaad aan tukanin soonkiisa ma ansaxaa

 

Qof janaabo qabo soonka maka jabaa

The act you have done is a shameful sin and you are required to repent, but your fasting and your prayer that you have prayed to the requirements if they comply with the conditions if they are in accordance with the latter evil that you have done will not nullify the wrong deed you have done, you have done a good deed of fasting and prayers and then you have done an evil act of watching the evil film, when repentance is obligatory on you you must repent to Allah and avoid the sin in the form of the evil in which you have fallen.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More