Riyada xubinta raga gabar iyadoo leh hadday aragto

Riyada xubinta raga gabar iyadoo leh hadday aragto Riyada: Waxaan ku riyoday ano leh xubainta taranka raga oo buran oo kacsan 2 gabdhod oo ila socdayna igu qoslayan ana aan qarinayo isla yabanahay . Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof shakhsiyad adag leh. Waxaana kuusoo dhow guur aad ku farxi doonto. Waxaa kaloo […]
Riyada Aabbe xanuunskiisa oo si kale noqotay

Riyada Aabbe xanuunskiisa oo si kale noqotay Riyada: Asc sh. Hadii aad igu xasuusan karto waan ku farxi lahaaa waxan ahay gabadhii abahed xanuunsanayay oo isbitalka yaalay hada kahor waxan kuusheegay inaan ku riyooday qoyska dhan oo wada cunteenaya aniguna aan weelka nadiifinayo waxaana leeyahay Hooyo aabe ayaa idhahay caanaha cab hadii ay timuhu ku […]
Riyada Madaxweynaha Jabuuti ila soo hadlay iyo anoo weelal dhaqaya

Riyada Madaxweynaha Jabuuti ila soo hadlay iyo anoo weelal dhaqaya Riyada: SALAAM 1 waxaan ku riyoday anigoo jooga guriga waxaan xalaya weel badan oo ah suxuun cadcad oo dhoobo ah 2 waxan ku riyoday anigoo jooga guriga waxa ila soo hadlay madaxwaynaha jabuuti wuxu leeyahy aqalka iga nadiifi ana waan maydhay hadana waan masaxay anoo […]
Markaan riyoonayo galmo kuma riyoodo istimtaac biyaha way igu soo degdegaan

Markaan riyoonayo galmo kuma riyoodo istimtaac biyaha way igu soo degdegaan Riyada: Riyada Sheikh Markaan riyoonayo galmo kuma riyoodo istimtaac biyaha way igu soo degdegaan maxa waaye sheikh Fasirka: Ninka wali aan galmo toos u samaynin way adag tahay iyo galmo toos riyo ku arko. Kaliya wuxuu arkaa asoo naagta taabtay ama u dhawaaday ama […]
Riyada anoo bas la saaran rag fara badan

Riyada anoo bas la saaran rag fara badan Riyada: Salaam sheekh Ku riyooday anigoo soo raacay baskii shaqada waxa ila soo raacay rag badan oonan garanayn ila 15 nin 3 nin ayaa kursi dheer ila soo fadhiistay waa cidhiidhi iga durug wuu iga durkay markaan waxooga soconay waxa degtay ilmo yar oon isku magac nahay […]
Riyada imaamka xaramka maxaa lagu fasiraa

Riyada imaamka xaramka maxaa lagu fasiraa Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday anigoo wadda socda nin madow ah oo dad u u sheekeyna oo u sheegaya in uu yahay imaamka xaramka wuxuu hadalkiisa raaciye in uu ku tukaday meeshii uu nabiga scw uu ku tukaday labo racdood Fasirka: Riiyada waxay tilmaamaysaa nin kusoo dooonan doono […]
Riyada nin lacag ii dhiibaya oo leh eeddadaada sii

Riyada nin lacag ii dhiibaya oo leh eeddadaada sii Riyada: Asc waxaan ku riyoday anigoo ninka ciidanka oo dhan xukumay ee ugu sareeya sareece guud oo aan is naqaano oo aan Isa laanay gacnatane is qabsanay uuna labisnaa dharkii ciidanka ayuu ku labisnaa , Gacantii ayaaynu is qabsanay waanune israacnay waxaan wada tagnay xafdiisa .markaan […]
