Riyada walaalka oo mas qaniinayo

Riyada walaalka oo mas qaniinayo Riyada: Waxan ku riyooday walalkyga iga yar oo mas wayn oo madow ayaa ka qaniinay lugtiisa bidix laba meelod kadibna dhulka ku dhacay lkn aan dhimanin wali anigana si aynan suntu jidhkiisa ku faafin maro ku xidhay meeshu ka qaniinay meel ka saraysa wiilku waa nin reer leh lkn isaga […]
Riyada dixiriga laga soo dhex saarayo basbaaska

Riyada dixiriga laga soo dhex saarayo basbaaska Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo bac ka soo saaraya basbaas cagaaran markaan kasoo saaray mise basbaaskii dhexdiisa waxaa ku jira dixiri markaas ayaan bacdii eegay mise waa wada dixiri markaa ayaan basbaaskii soo qubay oo tuuray. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow ah oo munaafuqiin aad ogaan […]
Waxan kuriyooday nin kaygo la galmooday gabadh aan habar wadaag nahay

Waxan kuriyooday nin kaygo la galmooday gabadh aan habar wadaag nahay Riyada: a s c, marka hore gabadh aan habar wadaag nahay o garooba ayaa igu tidhi qooq baan bastay ahay markay sidaa igu igu dhahday ana waxan ku idhi nin kayga ayaa kaa qaboojine inamari gurigayga markay isoo raacday kadib ninkaygan u sheegay isaguna […]
Xanuunka xiliga biyabaxa waxa keeno

Xanuunka xiliga biyabaxa waxa keeno Su’aasha: Asc, qof waqti dheer ka sheeganayaa xanuun dhanka galmada ah. 1-marka biya ka baxaya xanuun dareemaa 1-iyo xur udareema shuft Maxaa keeno ? Jawaabta: Xanuunka iyo hurka ninka uu dareemo xiliga biyabaxa waxaa sabab u noqon kara arrimo badan: Waxaa ka mid ah: 1- Xubinta Prostatada la dhaho in […]
Riyada masjidka oo salaad farad lagu tukanayo

Riyada masjidka oo salaad farad lagu tukanayo Riyada: Riyada waa Adnigo masjid jooga salad faral ah safka kowaad kutukanayo kadib salaada aan kitaab quraan akhrinayo si aan uxifdiyo cashir igu adag macallinki yaraanti uu kaadhagaysan Rabo xifdis misaajidka aad wada joogtaan walalkay oo iga yar ayaa macallinka kudhahaya Macallin soo dhaqso misaajid ka ijtimaaca ayaa […]
Riyada salaada iyo alwaaxda lagu tukanayo

Riyada salaada iyo alwaaxda lagu tukanayo Riyada: Riyadan walashay ayaa ila wadaagtay: ” waxay leedahay waxan kuriyooday aniga iyo saxibaday rabno inaan tukano sijaayad ma aysan ahayn waxa lagu tukanayo ee waxan dhulka ku taxaynaa alwaax yar yar iyadoo alwaaxdii uu wax ii dhiman yihin adiga ayaa soo galay meeshi lagu tukanayay ayay idhahday walashay! […]
Riyada qoyska aabo iyo hooyo ka socdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteynaya

Riyada qoyska aabo iyo hooyo ka socdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteynaya Riyada: Asc sh. Waxan kuriyoday riyo xalada hada aanku suganahayna waxay tahay abahay aya xanuunsan oo isbitaalka yaala intaa kadib riyadaydu waxay tahay habeen ayaan ku riyooday qoyska dhan kuwa aabo iyo hoyo kasocdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteenaya […]
