Gabar ku riyootay dad gaalo ah iyadoo soo islaaminayso Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo dad gaagaaban oo madmadow ashahaadada uqabanaya oo ay iga daba akhrinayaan ay igu wareegsan yihiin Ana aan ku dhex jiro waana dad fara badan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof wanaagsan oo diinta ku dhaqamayso. Waa bishaaro […]
