Naag garoob ayaa ku noolayd magaalada Nairoobi, waxay la degganayd cid qaraabo ay ahaayeen. Waxaa halkaas kula noolayd naag ilmo leh. Wiilkeeda ugu weyn wuxuu jiray sagaal iyo toban sano. Wuxuu ahaa wiil aad u dheer. Waad og tahay dadka faraha dheer inay bahal dheer hayaan. Naagta garoobta meesha kula noolayd aad ayay u qooq […]
