Dadka ku shahiiday labada masjid dalalka ay kasoo jeedaan
Dadka lagu dilay labada masjid ee New Zealand waxay kala ahaayeen.
19 Palestine
5 Tunisian
5 Bangladesh
4 Moroccan
3 Yemen
3 Somalia
2 Iraqi
2 Jordan
1 Syrian
1 Iranian
1 Afghanistan
3 qof ilaa hadda lama ogaanin meesha ay kasoo jeedaan, dadka waxay ku sugnaayeen xiligaas khudbada, waxaa ku jira dadka meesha lagu laayay dumar iyo caruur.

Weerarkan oo caddeeyey xeerka ay taagan yihiin gaalada maanta, iyo nacaybka ay u qabaan dadka islaamka ah.
The people killed in the two mosques in New Zealand were:
19 Palestinian
5 Tunisian
5 Bangladeshi
4 Moroccan
3 Yemeni
3 Somali
2 Iraqi
2 Jordanian
1 Syrian
1 Iranian
1 Afghan
3 people whose origin is still unknown, the people were present at the sermon at the time, including the people who were killed in the place where women and children were killed.
This attack proved the rule of the infidels today, and their hatred for the Muslim people.
