Sheekadan waxay digniin siinaysaa gabdhaha oo guryaha dadka kale dharka iskaga baddalo ama musqulahooda ku qubeysto, samankan gabadha waxaa laga rabaa inaysan ku kalsoonaanin guri kale ama meel kale ama hoteel.
Waayo waxaa badan kaamirooyinka aadka u yaryar oo aan la arkaynin. waana waayerless, si toos ayay moobeelka ugu xiran yihiin.
Gabar ayaa jaamacad dhiganaysay, waxay is barteen wiil isna isla jaamacadda la dhiganayo, wiilka wuxuu ahaa nin akhlaaqdaran, wuxuu ku cayaaray gabdho badan.
Wuxuu isku dayay gabadhan inuu ku cayaaro.

Sheeko wiil gabar camera qarsoon musqusha u dhigay kaddib booliska qabteen
Sheeko wiil gabar camera qarsoon musqusha u dhigay kaddib booliska qabteen

Gabadha waxaa la oran jiray Khadra, waxay ahayd gabar adag oo aan nin wax ka qaadi karin.
Wiilka dhowr jeer ayuu isku dayay inuu wax ka qaado.
Wuxuu u malaynayay sida gabdhaha kale inay u sahlan tahay. Laakin wax walba way ka diidday.
Markaas wuxuu u adeegsaday gabar kale saaxiibteeda ah oo wiilkaas wax la waddo.
Wuxuu ka dalbaday inay usoo gacangaliso, wuxuu rabay inuu wax ka hayo oo uu ugu gooddin karo.
Maalin gabadhaas waxay u timid Khadra waxay tiri: maanta anaa ku casuumaya. waxaan aadaynaa makhaayad ku taallo liido. Labadooda waxay aadeen makhaayadda, meesha waxay ku ballamisay wiilkii, wuxuu iska dhigay qof si lama filaan ku yimid.
Wuxuu la fariistay meesha, cunto ayaa laysla la cunay.
Wiilka wuxuu ku yiri, na keena anaa gaarigayga idinku qaadayo, way oggolaadeen, wuu soo kexeeyay, wuxuu keenay guri oo aan la degganayn oo wiilka aabbihiisa iska leeyahay, wuxuu yiri halkan ku nasta, aniga waxaan doonayaa jalaato. Wiilkii wuu soo baxay wuxuu aaday bannaanka, wuxuu soo gaday aays kareem iyo cabbitaan. wuxuu usoo laabtay guriga.
Meesha waxaa joogo labadii gabdhood khadra iyo saaxiibteeda.
Waxay fadhiyaan darjiinka guriga, guriga wuxuu ahaa villo.
Wiilka wuxuu keenay jalaatada ama aayskareemka. Wuxuu galay gudaha guriga.
Markaas wuxuu ku diyaariyay musqusha kaamira sir ah.
Lama arkayo kaamirada, waxay ku dheggan tahay darbiga meel aan laga arki karin. Waana waayerless si toos ayay ugu xiran tahay moobeelkiisa.
Kaddib wuu soo baxay, wuxuu lasoo fariistay labadii gabdhood, meesha ayaa lagu sheekaystay, waxaa jiray kulayl daran, bisha maarso ayay ahayd.
Wiilka wuxuu yiri ha is martiyaynina, qofkii kulayl hayo wuu soo qubeysan karaa.
Guriga waa cidlo, kharda kulayl ayay dareemaysay. aadna way u dhididaysay, waxay tiri waan soo qubeysanayaa.
Khadro musqusha ayay gashay way soo qubeysatay.
Wiilka wixii uu rabay wuu helay, kaamirada waxay duubtay khadro oo qubeysanayso.

naasaha iyo barida iyo caloosha iyo xataa shuunkeeda way duubtay kaamirada.
dhowr maalmood kaddib, wiilka khadro oo jaamacadda joogto ayuu u yimid, wuxuu ku yiri haye abbaayo wali miyaad ii diiddan tahay inaan wada sheekaysano.
Waxay tiri: maxaan ka sheekaysanaynaa oo naga dhexeeyo ?
Wuxuu yiri. wax badan ayaa na dhexyaallo.
Way qososhay waxay tiri:. oo maxaad ka waddaa ?
Wuxuu yiri. mar kale ayaad ogaan doontaa.
Wiilka wuxuu rabaa khadra inuu ugu cayaaro sida dumar badan uu ugu cayaaray.
Maalin wuxuu soo wacay khadro wuxuu ku yiri. Waxaan rabaa inaan wada sheekeysano marka jaamacadda aad kasoo baxdo aan ku kulanno makhaayadda u dhow jaamacadda.
Khadro waxay tiri: maxaad iiga baahan tahay oo aan u kulmaynaa. Wuxuu yiri: waa dantaada, waa wax adiga muhiim kuu ah.
Khadro way yaabtay, waxay tiri ka warran haddaan kuu imaan waayo maxaa dhacaayo, miyaad igu qasbaysaa?
Wuxuu yiri: waad ka shallaayi doontaa.
Waxay tiri wax walbo sameey.
Wiilka wuxuu la xiriiray gabadhii khadra saaxiibteeda oo shirqoolka ku lug lahayd.
Wuxuu u sheegay inay saaxiibteeda khadra gaarsiiso arrinta uu iyada ka hayo.
Gabadhii ayaa khadro lasoo hadashay oo u sheegtay inuu wiilka u sheegay maalintii guriga villada ay joogeen inuu muuqaal sir ah ka duubay iyadoo qubeysanayso.
Khadro aad ayay u naxaday, waxay ku sigatay inay suuxdo.
Markaas gabadha ayaa ku tiri: aan u tagno oo aan kala hadalno.
Khadro way oggolaatay, laakin ma oga gabadhan iska dhigayso saaxiibteeda inay ninkaas wax la waddo oo ay xaasid tahay.
Galabtii labadooda waxay tageen villada, wiilka kaligiisa ayaa joogay, wuxuu toos ugu sheegay khadra haddii aysan u yeelin wuxuu rabo inuu faafinayo muuqaalka uu ka hayo. wuxuu ka rabay wasmo inay u ogolaato.
Khadra waxay tiri: muuqaalka aad hayso waxaan filayaa inuu been yahay.
Wiilka wuxuu yiri haddaadan I aaminin waakan eeg hadda, wuxuu tusay iyadoo meyranayso oo wejigeeda si fiican u muuqdo.
Aad ayay u naxday, way ooysay, wiilka ayay baryiday, waxay tiri maxaad sidan iigu samaynaysaa ?.
Wuxuu ku yiri: fursad waxaan ku siinayaa isbuuc. haddii aadan oggolaanin waxa aan kaa rabo waan faafinayaa, haddii aad ogolaato isbuuc kahor ila soo socodsii.
Khadro marka gurigooda ay timid qolkeeda ayay isku soo xirtay, waalidkeeda aad ayay ula yaabeen waxa haysto gabadhooda.
Khadro cuntada oo dhan ayay ka istaagtay, murugo daran ayay gashay.
Waxay ka fikirtay inay u sheegto waalidkeeda waxa jiro.
Ugu dambeyn waxay go’aan ku gaartay inay sheegto.
Marka ay sheegtay, aad ayay u yaabeen. Aabbaheeda wuxuu saaxiib la ahaa taliyaha booliska xaafaddaas, isla markii wuxuu u sheegay arrinta gabadhiisa haysato.
Ninka taliyaha booliska ayaa yimid khadra gurigooda. wuxuu wareystay khadra. wuxuu weyddiiyay arrinta sidey u dhacday.
Wuxuu ku yiri: taleefan u dir: u sheeg inaad wax walba oggolaatay. marka aad tagto ayaan villada soo galaynaa, waxaan isla markii gacanta ku dhigaynaa moobeelkiisa si loo helo caddeyn.
Khadro waxay wacday wiilkii. waxay ku tiri: diyaar ayaan ahay maxaad iga rabtaa, wuxuu yiri: berri duhurkii villada iigu imow. kaligaagana imow. hana u sheegin xattaa saaxiibtaada.
Khadro waxay tiri waa yahay.
Marka la gaaray duhurka intay bajaaj qaadatay ayay aadday villada, wiilka ayaa ka furay. kaligiisa ayuu ahaa.
Wuxuu ku yiri: wax weyn kaama rabo. kaliya waxaan rabaa inaan wada raaxaysano.
Khadro waxay tiri waa yahay.
Iyagoo isla hadlayo ayaa ganjeelka villada lasoo garaacay, wiilka wuu naxay wuxuu is yiri: yaa halkan hadda imaan karo?
Wuxuu u maleeyay aabbihiisa. wuxuu ku yiri. Khadro. Khadro. meeshaas ku dhuumo, meel makhaasin ahayd ayuu u tilmaamay.
Markuu gajjeelka furay waaba booliis. isla markii taleefanka ayaa laga qaaday. Waxaa lagu yiri fur taleefanka. Marka uu furay waxaa la arkay muuqaalka uu gabadha ugu gooddinayay.
Waxaa lagu yiri: na keen isteeshinka. waa lasoo kaxeeyay.
Marka isteeshinka la geeyay wuxuu qirtay in isaga kaligiisa aan ka dambaynin qorshahan, wuxuu sheegay inay gabar khadra saaxibteeda ah ay soo gacangalisay oo ay u fududeysay.
Iyadana waa lasoo qabtay. Meesha ayuu ku gacangalay.
Marka gabdhaha ha iska jiraan dadka qaarkooda, waayo waqtiga aan joogno waa halis.
Haddii khadro ay qarsan lahayd dhibaatadaas dhib weyn ayay gali lahayd, waligaaga haka qarinin ehelkaaga dhibka ku haysto, horay baa loo yiri: wixii aad qarsato way ku qarsadaan !!
Sideed u aragtaa khadra waxa ku dhacay?
Wiilkaas maxaa u geeyay arrintaas?

Sheeko naag dumaashigeeda ilmaha ka dhalay ninkeeda waashay

This story serves as a warning to young women who change clothes or bathe in other people’s homes or bathrooms; in this day and age, one should not place blind trust in other people’s houses, unfamiliar locations, or hotels.
This is because tiny, invisible cameras are widespread; being wireless, they connect directly to mobile phones.
A female university student met a male student from the same university; he was a man of poor character who had toyed with the emotions of many young women.
He attempted to do the same to her.
The young woman, named Khadra, was strong-willed and not easily taken advantage of by men.
The young man tried several times to compromise her.
He assumed she would be an easy target like the other girls, but she rejected all his advances.
He then enlisted the help of a female friend of hers who was in league with him.
He asked this friend to deliver Khadra into his hands; he wanted to obtain something compromising that he could use to blackmail her.
One day, the friend approached Khadra and said, “I’m treating you today; we’re going to a restaurant at Lido Beach.” They went to the restaurant, where the friend had arranged to meet the young man; he pretended to have arrived there by chance.
He sat with them, and they shared a meal. The young man told them, “Come with me; I’ll give you a ride in my car.” They agreed, and he drove them to an unoccupied house owned by his father. He told them to rest there while he went to get some ice cream. He stepped out, bought ice cream and drinks, and returned to the house.
The two girls—Khadra and her friend—were there.
They were sitting on the porch of the house, which was a villa.
The young man brought the ice cream and went inside the house.
He then set up a hidden camera in the bathroom.

The camera was out of sight, mounted on the wall in a concealed spot; being wireless, it was connected directly to his mobile phone.
He then came out and sat with the two girls; they chatted for a while, though the heat was intense—it was March.
The young man told them not to stand on ceremony, saying that whoever felt hot could take a shower.
The house was empty; Khadra was feeling the heat and sweating profusely, so she said she would take a shower.
Khadra went into the bathroom and showered.
The young man got exactly what he wanted; the camera recorded Khadra while she bathed.
A few days later, the young man approached Khadra at the university and asked, “So, sister, do you still refuse to talk to me?”
She replied, “What is there for us to talk about?”
He said, “There is a lot between us.”
She laughed and asked, “What do you mean?”
He replied, “You will find out soon enough.”
The young man intended to play Khadra just as he had played many other women.
One day, he called Khadra and said, “I’d like us to have a chat; let’s meet at the café near the university when you finish classes.”

Khadro asked, “What do you need from me that requires us to meet?” He replied, “It is in your own interest; it is something important to you.”
Khadro was surprised and asked, “What happens if I don’t come? Are you forcing me?”
He said, “You will regret it.”
She told him to do whatever he wanted.
The young man contacted Khadro’s friend, who was involved in the plot.
He told her to inform Khadro about the matter he held against her.
The friend called Khadro and told her that the young man claimed to have secretly recorded a video of her bathing while they were at the villa.
Khadro was terrified; she nearly fainted.
The friend then suggested, “Let’s go see him and talk it over.”
Khadro agreed, unaware that the friend—who was pretending to be her ally—was actually conspiring with the man out of spite.
That afternoon, the two women went to the villa. The young man was there alone and told Khadro directly that if she did not do what he wanted, he would release the video he had of her.
Khadro said, “I believe the video you claim to have is fake.”
The young man replied, “If you don’t believe me, look at this right now.” He showed her the footage, which clearly displayed her face while she was bathing. She was devastated and wept; she pleaded with the young man, asking, “Why are you doing this to me?”
He told her, “I am giving you a week. If you do not agree to what I want, I will spread it; if you do agree, let me know before the week is up.”

When Khadro arrived home, she locked herself in her room; her parents were deeply concerned about what was troubling their daughter.
Khadro stopped eating altogether and fell into a state of deep distress.
She contemplated telling her parents what was going on.
Eventually, she decided to tell them.
When she revealed the situation, they were shocked. Her father was friends with the local police commander, so he immediately informed him of his daughter’s predicament.
The police commander came to Khadro’s home and questioned her about how the incident had occurred.
He instructed her: “Call him and tell him you have agreed to everything. When you arrive at the villa, we will move in and immediately seize his mobile phone to secure evidence.”
Khadro called the young man and said, “I am ready; what do you want from me?” He replied, “Come to the villa tomorrow at noon. Come alone, and don’t tell even your friend.”
Khadro agreed.
At noon, she took a rickshaw to the villa, where the young man opened the door for her; he was alone.
He said to her, “I don’t want anything major from you; I just want us to have some fun together.”
Khadro agreed. While they were talking, the villa’s gate was knocked on; the young man was startled and wondered, “Who could be coming here right now?”
Thinking it was his father, he said to Khadra, “Hide over there,” pointing to a storage area.
When he opened the gate, he found the police there. His phone was immediately taken from him, and he was ordered to unlock it. Upon unlocking it, the video in which he was threatening the girl was discovered.
He was told, “Come with us to the station,” and was taken away.
At the station, he confessed that he was not the only one behind the scheme; he revealed that a female friend of Khadra’s had facilitated the matter and helped him.
She, too, was arrested, and he implicated her directly.
Girls should be wary of certain people, for the times we live in are dangerous.
Had Khadra kept that trouble a secret, she would have faced serious consequences; never hide the problems you are facing from your family. As the saying goes: “What you conceal will eventually conceal you” (meaning secrets can become your undoing).
What do you think about what happened to Khadra?
What drove that young man to do such a thing?

 

Leave a Reply