Caadada xun waxay leedahay daalka maskaxda cuntadan isku daaweey Su’aasha: Waxan raba inaad iga jahilbixisan siigada haddii qof u badsado miyay kentaa dalaa dhanka maskaxda waxaan isku arkay daal xaga maskaxda iyo wax qabasho la’aan maskaxda ayaan ka daalaa marka wax qaban rabo ama aan ka fikiro Jawaabta: Waa xaqiiqa warkaas, qofka falkaas in […]
