Waxaan kuriyoday anoo gurigayga fadhiyo oo sooman Riyada: Asc sheekhow waxad ii Soo fasirtaa anigoo joga gurigayga soomanahay nin Marti ahne uu fadhiyo balse ninkaad magaranyo lkn sheekh buu u ekaa oo tusbax ayuu watay caruurtii ayaa agtayda kuyicarayay kadib caruurtii ayaan idhi aabo xagaas ku ciyaara kadib bananka ayaan u Soo baxay waxaan arkay […]
