Riyada nin naag bistoolad ku dhufan raba oo xabado ku ridaya

Riyada nin naag bistoolad ku dhufan raba oo xabado ku ridaya Riyada: Asalama calaykum ustaada Waxanku riyooday Nin marka Aqoon Anan u lahayn oo cas dhuuban wan wada soconay qiyaasti wuu iga Yara leexday kadib cod sare intaaan qayliyey Ayaan dhahay ninkani habluhuu ka ganacsadaaa Wan qayliyey Aniga waxba iguma samayan waxna imu odhan lkn […]
Riyada qofka oo la ceyrsanayo rag uuna garanaynin ayaa bursanaya

Riyada qofka oo la ceyrsanayo rag uuna garanaynin ayaa bursanaya Riyada: Asc waxan rabaa inaad iisoo fasirtan riyada ah nin oo gabar ceyrsanayo wuu soo dabagalaa kama harayo ilaa ay guri cid kale leedahay gasho waxay u eg tahay inuu kufsan rabo iyadana cabsi badan ayay dareemaysaa waxy ka cararaysaa. Fasirka Riyada waxay tilmaamaysaa halis […]
Waxan ku riyoodey ano niman u eg kuwa cawaanta dadka caydhsada igu caydhsanayaan meel

Waxan ku riyoodey ano niman u eg kuwa cawaanta dadka caydhsada igu caydhsanayaan meel Riyada: Sheikh ii fasir waxan ku riyoodey ano niman u eeg kuwa cawaanta dadka caydhsada igu caydhsanayaan meel buura ah oo dhaadher oo jarar ama meel aad ka Baqeysid ina ka dhacdiid kadibna aan leyahey حسبی الله و نعم الوکیل waliba […]
Riyada qofka goobta shaqada ugu sareeyo laga ceyrinayo

Su’aasha: Asc walaal waxan xalay ku riyooday Goobta aan ka shaqeeyo ninka ugu soo sareeyo oo shaqada laga ceyriyaay. Maxay noqon karta in booskada oo shaqada laga ceyrinaya aad aragtaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in isbadal kaaga imaanayo xagga shaqada waxaa kula soo gudboonaanaya qalqal iyo cabsi iyo dhib yar oo la xiriira shaqadaada, marka […]
