Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo Riyada: Waxan ku riyoday anigo isku xaray walibo shuban jalo ah ika Fakaday suliga ku jiro markan gacanta ku masaxay cajarka waba shuban jalo ah sa.id ika socda xoga kadibna sariirdan imade hoyan u shegaya o an dhahaya shuban an I qabdo ani jifa dardiban u kacay o […]
