Riyada labiska gabadha arooskeeda u labisanayso Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo labisanaya oo isdiyarinaya leh caawa arooskaygii weeji oo hooyo iyo hablo kale way is diyarinayan oon leeyahay ramadanta ka hor inan kale ayaad ugu ducaysay inay aqal gashe ma adaa alle ducadi ka dhigay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada, waxaa […]
