Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xidigaha oo dab noqonayaan

Riyada xidigaha oo dab noqonayaan Riyada: Sheikh waxaan ku riyoodey xidigaha oo dab noqoneyaan kadib cirka meel kaga dhacayaan kadibna aroor noqonesaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo isbadalayo oo laga yaabo inaad la kulanto Waxanya la xiriiraan arrimahaas dad caan ah oo dhib ku dhici doono Xidigaha cirka caadi ahaan waxay astaan u yihiin dadka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin dhalinyar oo arko galmada dabada dumarka

Riyada nin dhalinyar oo arko galmada dabada dumarka Riyada: sc waxan ahay qof dhalinyar ah waxan inta badan ku riyoodaa anoo dumar dabada ka fulayo riyadas maxy tahay Fasirka: Riyada glmada dabada dumarka waxay tilmaamaysaa waxyaalo qaldan inaad sameyn doonto Waxaad ku dhaqaaqaysaa arrin sida la rabay aadan u samayn doonin. Waxaad u mari doontaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar ku riyoonayso iyadoo niman u galmoonaya

Riyada gabar ku riyoonayso iyadoo niman u galmoonaya Riyada: mar kaste waxaa riyo ku arkaa anoo galmo la samaynayo niman aanan kasaynin waligana ma arkin run ahaan dadkaas waxan ahay gabr doob ah Fasirka: Riyada noocan ah waxay badan tahay maskxda inay ka imaanayso Waayo waxaa laga yaabaa inaad ka fikirayso galmo mar walba ama […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo lug hiliba bac ku jirta

Riyo lug hiliba bac ku jirta Riyada: Asc sheikh hooyaday ayaa ku riyotay salaadi subah kadib markay tukatay ayay yar seexatay ayaa waxay ku riyotay iyado meel xaadhaysa ayaa waxa kaso baxay bac hilib ku jiro laba farod ayay ku qabatay ayay bacdi tuurtay Hadana waxa la tusay laba wasladod oo aqalka hortiisa yaala markasay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhar dhiqista iyo riyada janada la galaayo

Riyada dhar dhiqista iyo riyada janada la galaayo Riyada: Riyada 1aad waxaa ku riyooday anigo qiyamaha taagan laygu dhahaayo janada gala malagu xisaabinaye kadibna janada dhaxdeeda koob caane ah ku cabaayo riyada 2aad waxaa ku riyooday aniga iyo 2ilmo dhalay dharka u dhaqaayo welina ma guursan Fasirka: Riyada koowaad iyo riyada labaad xiriir ayaa ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhiiga sanka oo xinjiro ah

Riyada dhiiga sanka oo xinjiro ah Riyada: Sheikh waxaan ku riyoodey anigo sanka uu iga imanayo dhiig xinjiro ah oo faraban aniguna an oynayo Fasirka Riyada waxay kaaga digaysaa in aad ka heli doonto lacag meel xaaraan ah Waliba waxay badan tahay nin inuu lacagtaas ku siinayo Waxaa laga yaabaa qalad weyn inaad gasho oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar wiil ay la socon jirtay oo dhahaayo waad i khayaantay

Riyada gabar wiil ay la socon jirtay oo dhahaayo waad i khayaantay Riyada: Asc Sheikh waxa jira wiil aan shukansan jiray mudo afar sano ah wiilkii guur ayuu diyar u noqon wayay oo wuxu noqday qofan horu socod lahayn markaa 8 bilod ko hor ayan xidhiidhka u jaray oo an kala hadhnay marka wiilkii hada […]