Categories
Fatwada

Cudurka raga dumarka aan guur u bandhigi karin

Su’aasha: Walaal waxaan rabaa oonku hamiyey sanadkan inaan guursado hadana sidaas ay tahay dhanka la haasaawida iyo xod xodoshada dumarka iskuma wanaagsanin oo waanka xishoodaa marka sidee arintaas iigu fududaan kartaa. Jawaabta: Taas waxaa la dhihi karaa waa cudur nafsi ah, raga ka baqa inay dumar usoo bandhigaan arrimo guur la xiriira. Guur haddaad diyaar […]

Categories
Af English

Xarfaha ingiriiska aan lagu dhawaaqin

Afka ingiriiska waxaa ku jiro xarfo aan lagu dhawaaqin marka ay ka hor maraan ama ay ka dib maraan xarfo gaar ah, qofka raba inuu barto sida loo qoro afka ingiriiska uguna sahlan waa inuu si fiican u ogaadaa xarfaha iyo siday isu rogaan marka lagu dhawaaqayo ama la akhrinayo, saamayska ay ku saamoobaan xarfaha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Ninkeyga ayaan riyo ku arkay asoo godka suuliga ku dhacaya

Su’aasha: Walo waxaan xalay ku riyoday ninkeyga o suliga ku jiro oo saxaroonayo aan ugu galaayo suliga si aan ula kac eheen ayaan arkaya asiga iyo saxaradii oo godka sii galeysa. Jawaabta: Riyadan waa digniin ninkaaga ha iska ilaaliyo arrimaha laga yaabo inay kusoo socdaan, meesha xaarka galo qofka ku dhacayo waa qof ku dhacayo […]

Categories
Af English

Qaababka uu yeesho ereyga Pain ee afka English

Waxaa jira sarfi wax la dhaho waxaa laga wadaa ereyga siduu isu rogrogayo, taasna waxaa sabab u ah siyaado iyo naaqus baa lasoo gudboonaada, barashada afafka waxa sahalka ka dhiga waa taas, afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka sidaa lagu baran karo, waana qaabka ugu fiican oo lagu barto af qalaad: Pain Xanuun Pained […]

Categories
Fatwada

Hal rakco iyadoo ii dhiman hadaan imaamka la salaamo noqsado salaadaas ansax miyaa

Su’aasha: Walaal Salaad subax markaan masjidka galay waxaa i dhaaftay rakcadii koowaad tii labaad ayaan ku xirtay imaamka, markaas imaamka markuu salaada dhameeyey ee la salaama noqsaday ayaan ilaabay in hal rakco igu dhiman tahay markaan imaamka la salaamo noqsaday ayaan gadaal ka soo xasuustay in halk rakco igu dhimantahay ee salaadaas ma ansaxaysaa? Jawaabta: […]

Categories
Caafimaadka Health

Caanaha iyo kalluunka ma isku daran yihiin

Caanaha iyo kalluunka ma isku daran yihiin Su’aasha: Waxaan maqlay dad dhahaayo layskuma cuno kaluun iyo caano waa isku daranyihiin ma saxbaa sideese iskugu daranyihiin. Jawaabta: Wax daliil ku dhisan ma jiro oo sheegaya in caanaha iyo kalluunka ay is diidayaan, qofkii labadooda isku quuta ay dhib u keenayaan. Caanaha iyo kalluunka lid iskuma aha, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo kor la ii dafaayo oo kabaha iga kala lumayaan

Riyada: Waxaan ku riyooday xaley anoo socdo wado u dhow gurigeyga markaas baa hal lug aan ku socdaa waana lugta bidix hadaan lugta midig dhulka saaro waxaan dareemayaa inay lugtayda maaso ka kaceyso sidii aan sidaas u ahaa halmar baan lugtii dhulka saaray waaba waxbaa kor ii qaatay kabihiina waa iga kala lumeen riyadaas maxaa […]