Su’aasha: Walaal waxaan rabaa oonku hamiyey sanadkan inaan guursado hadana sidaas ay tahay dhanka la haasaawida iyo xod xodoshada dumarka iskuma wanaagsanin oo waanka xishoodaa marka sidee arintaas iigu fududaan kartaa. Jawaabta: Taas waxaa la dhihi karaa waa cudur nafsi ah, raga ka baqa inay dumar usoo bandhigaan arrimo guur la xiriira. Guur haddaad diyaar […]
