Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyoodey hooyadeey oo uur leh

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey Hooyadeey oo uur leh balse hada da’di haweenka ay ku dhalayeen dhaaftey riyadaasi maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa hoyaadaada inay murugo badan gudaha ka dareemayso oo aysan u sheeganaynin qof kale, riyada haweeneyda uurka leh oo dhaaftay da’da dhalmada waxaa lagu fasiraa waxa uurka ugu qorsoon oo ah […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada wadan kale in loo dhoofo

Su’aasha: asc walaal waxaan ku riyoodey aniga oo wadankale safarku ah oo dalki katagey hadane meeshi aan aadey aad ugu cabsanaya ciidamo iraadinayaan marki dambe ayan quf soomaali ah arkey oo aan usheegey kadib gurigiisa ayuu ugeeyey anigoo naxsan riyadaasi maxaa lagu fasirikaraa. Jawaabta: Waxaa noloshaada lasoo gudbaanaanaya sida laga fahmayo riyada xaalad cusub oo […]

Categories
Taariikh - History

Waxqabadka Banii Umaya iyo adeegga diinta ay u adeegeen

Banii Umaya waa qolada la wareegtay xukunka muslimiinta khulafada kaddib, casriga ay joogeen meelo badan ayuu gaaray islaamka ilaa wuxuu gaaray dalka Spain, waa casriga la diiwaan galiyay Axaadiista rasuulka (scw) lama soo koobi karo waxqabadka ay u qabteen muslimiinta.   لما دخل الخليفة العباسي المهدي دمشق نظر إلى جامع دمشق فقال لكاتبه سبقنا بنو […]

Categories
Talooyinka Consultation

Hanti sida lagu heli karo farriimo muhiim ah

Su’aasha: Asc Waxaan rabey inaa talo isiisaan waxaan ahay quf jecel inuu Gawaari yeesho Guri gato hadane dhalinyara ah aan shaqi fcn haysanin ilaa iyo hadda kama fikirin Goormaa guursanee waxaan ka fikiraa wax aduunyo uun marka ilataliya markaan isdhaho goormaa guursanee nafsadeyda kama heleyso ereygaas oo hanti iyo maal ayey rabtaa sideen ku xakameeyaa. […]

Categories
Fatwada

Faa’idooyinka ay leedahay istiqfaarta iyo axadiista kusoo aroortay

Su’aasha: Asc wllo waxad halmar ka soo hadasha Faiidooyinka ay leedahay istiqfaarta iyo Axadiista laga soo wariyay kuwa ugu ajar badan. Jawaabta: Istiqfaarta waxay ka mid tahay acmaasha ugu fiican oo ugu wanaagsan diinteena, istiqfaarta dunuubta ayaa lagu dhaafaa ilaahay qofka waa ku amaan yeelaa, quraanka aad iyo aad ayuu uga hadlay qiimaha ay istiqfaarta […]

Categories
Fatwada

Wacelka magaca aabbaha ee baasaboorka loogu qorayo

Wacelka magaca aabbaha ee baasaboorka loogu qorayo Su’aasha: walaal ilmaha wacelka ama kisiga qofba siduu u yaqaano  haddii la rabo in loo sameeyo baasaboor magac aabe iyo awoowe sidee loogu qorayaa ileen aabihiisa lama yaqaanee ma u baan tahay qof inui kafaalaqaadoo oo uu siiyo magaciisa oo magcaas baasaboorka loogu qoro oo uu ku socdo […]

Categories
Fatwada

Siigo miyaa qofka haduu biyaha feker ku keeno

Siigo miyaa qofka haduu biyaha feker ku keeno Su’aasha: Walaal su’aashaydu waxay tahay siigadu waa sidee ani waxaan biyaha iska keenaa anoo qalbiga ku haya gabadh aan aqaano oo sawiranaya jidhkeeda iyo wexeeda oo dhan markaa siigadu ma sidaasaa mise waa gacanta oo aad ugu celceliso guska. Jawaabta: Siigada waa qofka inuu gacantiisa adeegsado  ama […]