Categories
Caafimaadka Health

Meeqa daqiiqa ninku ku biya baxa

Meeqa daqiiqa ninku ku biya baxa Su’aasha: Waqtiga hawsha sariirta loogu talagalay oo ay dumarka ku qancaan wa meeqa daqiiqa shan daqiiqa mayartahay mise wa caadi ninka ugu dheer meequ biyaha hayn karaa majira nin labatan daqiiqa haysan kara biyaha. Jawaabta: Taas dadka way ku kala duwan yihiin, daraaso la sameeyay 2005-tii ayaa lagu ogaaday […]

Categories
Caafimaadka Health

Bahalka weyn intuu la egyahay cabir ahaan

Bahalka weyn intuu la egyahay cabir ahaan Su’aasha: ASC suasheyda waxay tahay marka laga hadlayo gus weyn centimeters ahaan intuu ka bilawda intuu ku egyahay majira bahal gaara 30cm mida kale naag walba miyay xamili karta bahalka weyn mida udambeysa school ka waxa nalagu bara in bahalka dumarka yahay kaliya 8cm siduu ku qabila bahal […]

Categories
Talooyinka Consultation

Kutubta xadiiska kuwee laga bilaabaa

Su’aasha: Waxaan jeclahay barashada xadiiska waxaan rabaa inaad ii sheegtaan kitaabada ugu fiican aan ka bilaabi karo intaanan u gudbin kutubta waweyn. Jawaabta: Waxaa fiican inaad ka bilowdo kutubta yaryar  sida  ay isugu xigaan: كتاب الأربعين النووية عمدة الأحكام جواهر البخاري رياض الصالحين بلوغ المرام نيل الأوطار مختصر صحيح مسلم التجريج الصريح Kadib u gudub […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuntada jirka lagu dhiso iyo dareenka kacsiga

Cuntada jirka lagu dhiso iyo dareenka kacsiga Su’aasha: ( 1 ) Asc wllow hir dhis ayaan ku jiraa oo aniga gurigayga ku sameeyaa maarkaan arko qof iga murqo wayn waan challenge gareeya waan la qabsaday hadaadan jirkayga dhisin waxaan umalaynayaa dadka in ay icaynayaan naftaydana waan ku difaacaa Daareenkaygana waa badan yahay waxaan cuna digirka.kallunka.ukunta.caanaha […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Foorarinta hablaha ninka bahalka weyn ma dhibayaa

Foorarinta hablaha ninka bahalka weyn ma dhibayaa Su’aasha: Dumarka foorar malagu cuni karaa waxn ka hadalyaa xaaska xalaasha ah wax dhib miyay ka qaadaysaa cafimaad ahaan haddii ninka geedkiisa weyn yahay? Jawaabta: Wax dhib ma laha galamada foorarka ninka inuu xaaskiisa ku sameeyo, wax cudurna lagama qaado, marka ay tahay meesha ninka adeegsanayo xubinta taran, […]

Categories
Caafimaadka Health

Kaniiniga Faverin muxuu u taraa raga

Su’aasha: Asc wll waxaa ui sheegtaa kaniiniga faverin 100ml waxa uu taro waxa uu gudo inta la isticmaali karo meelaha lagu gado iiga jawaab iina kala dhig dhig mid walba iiga soo jawaab Mahadsanid. Jawaabta: Kaniiniga faverin  50ml iyo 100ml waxaa loo adeegsadaa jiirrooyin badan waxaa ka mid ah: waswaaska daran iyo cabsida daran iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhalo qamro ah oo vimto isku badalaysa?

Su’aasha: Asc sxb igu qaaliya waaku salaamayaa Webka Daruur.com inta kugula shaqeysa wlhi badanaa Webkaan anaa dad badan kusoo xiray waxaan sameeyaa mar walba ciwaanka webka ayaan ku faafiyaa baraha bulshada waxaana arkay dad badan oo webkaan aad u amaana oo la socdo anna aad baan ula shaqeeyaa Daruur.com, marka waxaan idiin leeyahay guuleysta. Tan […]