Meeqa daqiiqa ninku ku biya baxa Su’aasha: Waqtiga hawsha sariirta loogu talagalay oo ay dumarka ku qancaan wa meeqa daqiiqa shan daqiiqa mayartahay mise wa caadi ninka ugu dheer meequ biyaha hayn karaa majira nin labatan daqiiqa haysan kara biyaha. Jawaabta: Taas dadka way ku kala duwan yihiin, daraaso la sameeyay 2005-tii ayaa lagu ogaaday […]
