Categories
Caafimaadka Health

Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo

Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo Su’aasha: gabar doob ban ahay waxan isku arkay dhacaan iyo qoyaan adag oo cad  oo isjiijidaya igasoo baxayo aad buu u badan yahay waxad mooda sida canaha adkaday oo kale maxaa la dhihi karaa dhacaankaas jiro miya mise waa wax dabici ah. Jawaabta: Dhacaanka ama qoyaanka dumarka  wuxuu […]

Categories
Af English

Shaqada uu ka qabto Ingiriiska ereyga (UP)

Ereyga (up) afka ingiriiska kaalin weyn ayuu ka cayaaraa xagga baddalidda macnaha, ereyada qaar marka uu raaco macne kale ayuu siiyaa oo aan ereyga hore u lahayn. Tuusaalooyinkan ayaad ka ogaan kartaa oo af carabi iyo af soomaali u tarjuman.  back up يدعم dib u taageeraya  set up ينصّب ku rakibaya wake up يستيقظ soo […]

Categories
Caafimaadka Health

Baraka xininyaha marka qofka si xoog u kacsado

Su’aasha: Siigada waan joojiyay laba isbuuc kahor hada waxan isku arkay markan qof dumar ah lakulmo an yara bashaliyo inuu xiininyaha i xanuunayo maxa keenay maxase udaawa ah. Jawaabta: Siigada iska ilaali sidoo kale naag aadan qabin iska ilaali, dambiga ka fogow taas waa iga waano marka hore. Midda labaad qofka marka uu kacsado oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday xaaskayigo nin shuminaya

Su’aasha: A S C, waxan ku riyooday aniga iyo xaaskayigo inago habeen guri wada fadhina ayan TV ga filin ban wada daawanayinay marka nin an garanayin intu nosoo galay ayu nala fadhiis’tay kadib filin’ki isago nala daawanayay ayay xaaskayigu ku tidhi ninka isha dhax’disa waxba iga galay e iga afuuf o iga soosar marka aniguna […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada pastolada oo qofka haysta

Su’aasha: ASC WAAD KU MAHADSANTIHIIN SIDA FIICAN EE DAG DAG AH EED NOOGU FASIRTAAN RIYADA NOOGUNA SOO JAWAABAYSAAN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WATA PASTOL AD OO XABADEHEEDA EEG EEGAYA NIMAN OO BOLKA RASAASTA KASARAYA MID DHUUNTA U TAALA DHALINYAROO BADAN OON WADA JOOGNO WAANAN ALLAH MAHADLE Jawaabta: Riyada bistoolada waxay tilmaamysaa qofka inuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof dad raadinaya

Su’aasha: Asc waxaan ahay ahay safar xale waxaan kuriyoode ano wado kusocda oo cid raadinaayo nin aana garaneyn oo tanzaaniyana ayaa iga daba yimid waan kacabsade cidii ayaan ninkii weydiiye so bax ayuu igu yiri anaa kuu geyna ano kacabsana ayaan raace suu iiwade ayuu mel wada dooga igeeye cidina iigu imaaden mahadsanid. Jawaabta: Riyadan […]

Categories
Fatwada

Anoo janaabo qaba wax ma cuni karaa?

Su’aasha: Wll anoo janaabo qabo wax ma cuni karaa waxaan maqlay qofka isagoo qasli qaba inuusan wax cuni karin ilaa uu ka qubeysto arinkaas ma adillo ayaa jirta oo saxiix ah oo suubaneheena Scw ka sugnaatay bal faah faahin isiiya. Jawaabta: Qofka janaabada qaba wuu cuni karaa cunto wax dhib ma laha xaaraan ma aha, […]