Categories Af English Shaqada uu ka qabto Ingiriiska ereyga (UP) Post author By Daruur Post date May 25, 2021 No Comments on Shaqada uu ka qabto Ingiriiska ereyga (UP) Shaqada uu ka qabto Ingiriiska ereyga (UP) Ereyga (up) afka ingiriiska kaalin weyn ayuu ka cayaaraa xagga baddalidda macnaha, ereyada qaar marka uu raaco macne kale ayuu siiyaa oo aan ereyga hore u lahayn. Tuusaalooyinkan ayaad ka ogaan kartaa oo af carabi iyo af soomaali u tarjuman. Shaqada uu ka qabto Ingiriiska ereyga (UP) back up يدعم dib u taageeraya set up ينصّب ku rakibaya wake up يستيقظ soo toosaya give up يستسلم is dhiibaya stand up يقف istaagaya shut up أسكت aamusinaya get up يقوم istaagaya dry up يجفف qalajinaya blow up ينفجر qarxaya Tags Barashada Ingiriiska, Learning English ← Baraka xininyaha marka qofka si xoog u kacsado → Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo Leave a Reply Cancel replyYou must be logged in to post a comment.