Galmada biyaha tayada u yeesha oo uurka keenta waa meeqa maalin kadib

Galmada biyaha tayada u yeesha oo uurka keenta waa meeqa maalin kadib

Galmada biyaha tayada u yeesha oo uurka keenta waa meeqa maalin kadib Su’aasha: Qofka hadi maalin kaste uu xaskiisa u tagayo waxan maqlay biyahisa shahwada inaysan rimin karin xaska galmada maalin kaste la sameyo biyaha ayay tayada ka yaraysaa hadalkaas maxaa ka jiro, teeda imisa maalin loo baahan yahay ninka inuu u kala fogeyo galmada […]

Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya

Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya

Xaas baan ahay farta ninkeygaan wax ku dareemaa xubintiisa kuma daremo ila taliya Su’aasha: Waxan ahay gabar guurka ku cusub goor dhow ayan guursaday dhib aya i haysta oo dhan ninkayga marka uu i sitimanayo waan raxaystaa wax kla mid ah marka u farta igu raxaynao waan macansadaa wana biyabaxa lakin marka uu geedkisa ii […]

Waxaan ku riyoodaa anigoo geel raacaya

Waxaan ku riyoodaa anigoo geel raacaya

Su’aasha: ASC habeen walbo waxaan ku riyooda anigoo geel raacaya hal habeen hadan arkin wa qasab habenka labaad inaan arko. Jawaabta: Riyada marka ay aad u soo noqnoqonayso waxay tusinaysaa inay dhab tahay ayna dhacayso, taas waxayna ka mid tahay astaamaha lagu garto riyada inay xaq tahay. Fasirka riyada raacidda geela waxay tilmaamaysaa inaad mas’uul […]

In ehelka qaarkood isku dhacaan sixir mala dhihi karaa

In ehelka qaarkood isku dhacaan sixir mala dhihi karaa

Su’aasha: Asc sxb waaku salaamay war nio waayaabanahay laba habeen isku xig xigta baa qaar ka mida ehelkeyga isku dhacnay xaley habar yartay oo hooyadey la saaxiibo ah baan hadal markaas ani caadi ila ahaa dhahay ka dibna waxaan arkay habar yartey oo ka carootay hadalkii aan dhahay lkn taas anaaba garteeda qaatay oo waanka […]

Riyada nafta iga bixi rabto maxay noqon

Riyada nafta iga bixi rabto maxay noqon

Su’aasha: asc bahda daruur wa idin salaamey waxaan kuriyoodey ani iyo sxbke isla socno xili habeen ah meel qabuuro cml aan mareeno kadibna labo dhinac ayaan ukala baxney isaga wuu iga yara fogaadey markasaa labadeena inaan dhimaneyno oo kale yacni nafta naga bixi rabtaa wan dhiman anigana waxaan niyada iga soo gashey inan halkasi 2 […]

Gabadha sifooyinka ay ninka ku raaci karto

Gabadha sifooyinka ay ninka ku raaci karto

Su’aasha: salan iga gudoma bahda Daruur runti wax yar ma haysin webkan oo kale oo somali ah waligey ma arkin wad ku mahadsan tihin su’alaha sida fican ad ugu jawaabaysaan su’alan aan qabaa  taas oo ah ninka shukaansiga iga rabo haduu rabo inuu ka hadlo raaxada sariirta siiba marka taleefanka uu igula hadlayo ninkaas mala […]

Riyada xaaska oo sariirta ninkeeda ka dhacayso

Riyada xaaska oo sariirta ninkeeda ka dhacayso

Su’aasha: ASC WALAL WIIL AANU EHEL NAHAY BAA KU RIYOODAY ISLAANTIISA OO SARIIRTA KA DHACDAY KADIBNA INTAY DHAKHSO BOODAY ISAGA CANAANATAY OO DHAHAYSA ADAA IGA RIDAY SOW MAHA ASNA UU DHAHAYO WALAHI ANI KUMA RIDIN. Jawaabta: Riyadan waa digniin waxaa lagaga digayaa lamaanahaas inay is khilaafaan khilaafkana gabadha ayaa sabab u noqon doonto ninkana waa […]