Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada hooyo da’ ah uur leh

Su’aasha: Asc Wll qof ayaa ku riyooday hooyadii oo da’ ah blse Cunug caloosha ku sida. Maxa lagu fasiraa ruyada. Jawaabta: Qofkii riyo ku arko hooyadiisa ama hooyo kale oo uur leh iyadoo weyn oo dhaaftay da’da dhalmada riyadaas waxay tilmaamaysaa in faraj soo socdo, sidoo kale dhibaatooyinka qofkaas haysta in la xallin doono, waxaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qoys wada jooga ilaa 5 sano iyagoo gabar dhalay ayaan ku riyoodaa

Su’aasha: Asc Wll waxa jira qoys wada jooga ilaa 5 sano balse aan awlaad isku lahayn Waxanan ku riyooda iyaga oo cunug u dhashay waliba gabar ah. waliba inbadan baan xata gabadhi yarayd riyo ku arkay iyada oo guurguuranaysa oo kortay Blse Ilaa hada qoysku wax cunuga maleh Marka maxay noqonaysaa riyada noocaas ahi. Jawaabta: […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dibqalooca iyo dadka oo qalad ii fahmaya

Riyada dibqalooca iyo dadka oo qalad ii fahmaya Su’aasha: asc bahda daruur wa idin salaamey waxaan kuriyoodey labo riyo aad uga naxey: mida kowaad waxey ahed meesha an kashaqeyo dadka jogo aya iga so horjestey ano saxsana ayey qalad iifahmen markas aya qof waliba hadalkega yeeli wayey waxey igu timaamen qof xun ano beri ah […]

Categories
Caafimaadka Health Riyooyinka Dreams

Riyada janaabada iyo caafimaadka jirka

Su’aasha: Asc waan idin salaamay bahda daruur Salaan kadib waxan raba inan idin waydiyo waar nio Siigadi waa iska dhaafay imika hal bil iyo 13 cisho ma siigaysan lgamana yaabo inaan ku noqdo Lkin dhib ba i haysta Anoon niyad u hayn oon rabin ayay hurdada igaga timaada Dhib ma ii keenaysa ta hurdada igaga […]

Categories
Talooyinka Consultation

Shaqo la’aanta qofka iyo kacsiga maxaa ka dhexeeya?

Su’aasha: Sxb waku salaamay wlhi nio ma shaqeeyi saasey tahay wiilasha wareega ma ihi oo badanaa markaan dan leeyahay ayaan dibada u baxaa marka kalana gurigaa joogaa waxaan isku arkaa hadaan guriga joogo kacsi xad dhaaf ah siiba xilliyada subixii markaasa saas ku siigeystaa hadana anigu waxaan ahay nin doob ah oo kaligiis guri ku […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ila taliya mararka qaar waxaan damcaa inaa aduunka is kaga tago

Su’aasha: Asc wll waxaan ahay wiil dhalin yaro ah 19 jir oo quryx badan wax kasta waan sameeyey ilaahay waan isku xiray dareenkayga waa saaid ilaa aan la xariiro gabar aan guursado mahaayo meel aan kakeenana mahaayo dhib wayn ayaa i haysto wlahi hadaan heli lahaa gabar wlahi aad ayaan u xifdin lahaa Mida kle […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday madaxwaynaha iyo dad kale

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur waa ka ugu adeedista fiican bulshada Allah macak Waxaan ku riyooday anoo u imid madaxwaynahayga oo ka fadhiya dhawr oday iyo oon isku xaafad nahay oon garanayo iyo walalkayga iga wayn oo bah kale ah Madaxwaynuhu waxuu ku fadhiyay kursi meel guri dibadiisa ah isaga iyo […]