Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar dhib ka muuqdo oo murugsan

Su’aasha: Asc Wll waxa igu soo nonoqota riyo gabar aan wada socon jiray wakhti dheer blse hada mudo ayaa iigu dambaysay lama hadlo, mana wada socono, oo anigu xata waaban ilaawayba. Lkn 1 Waxaan ku arkay riyo habeen anago aad u faraxsan oo wada joogna (haasawayna) wada qoslayna, kaftamayna, oo waxba naga maqnayn (dhantahay) 2 […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Hadiyad dhar aad u badan marka lagu riyoodo

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo hadiyad dhar aad u badan wadanada carabta oo bundaad ah yacnii ku jira weel wayn waxaan ku soo wada shubay daarada guriga waanu tuulmay aniga iyo laba qofkale oo nina ayaa wada baadhay qof walba waxii qanciya qaadanayay khamiisyo kala […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabahay iyo guri qasri ah

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxaan ku riyooday xalay anoo aabahay oo bari hore dhintay Allah ha u naxariisto e lajooga guri qasriya oo aad iyo aad u way oo dayrka ku wareegsan aad yaabay waynida oo aad u qurux badan beerta uu leeyahay oo wada green ah oo dhirta […]

Categories
Fatwada

Qofka sinada galay towbada sidee looga aqbalaa

Su’aasha: Asc Wll aad baan idiinka mahad celinayaa sida quruxda, qaayahaleh ee aad noogu soo jawaab taan su’aalaha. Waxa aan raba inaan idin waydiiyo su’aal aad u qiimo badan, waxayna u dhacaysaa sida tan. Sabanadan dambe waxa aad u badatay faaxishada (zino) waxa ayna noqotay shay Aad ugu badan dhalinta eega, dadka qaarna caado ayay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii ku riyoodo asoo khamro cabbayo

Su’aasha: Qofka marka u riyo ku arko asoo khamro badan cabayo ilaa uu ka noqdo srkhan oo hadalkiisa isku dardarsamo fasirka riyada nocas maxay noqon karta? Jawaabta: Qofkii ku riyoodo asoo khamro isku daldalay oo iska badiyay wuxuu cuni doonaa hanti xaaraan ah, khamrada waxaa lagu fasiraa xoolo xaaraan ah, sidoo kale wuxuu noqon doonaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofkii u galmooda habaryar

Su’aasha: Bahda daruur wan idinsalamay maxa lagu fasira qofki ku riyoodo asoo ka sinaysanayo habaryartisa oona si tos ugu tagayo iyadana way rabtaa inu wiilka habayarta ay u tahay inu la raxaysto maxa lagu fasiri kara riyadas cabsida leh. Jawaabta: Riyada galmada qof lala samaynayo sida laga fahmayo ma aha, waxaa lagu fasiraa si ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya

Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya Riyada: Qofki riyo ku arko aso diiq qalayo maxa lagu fasiri kara riaydas, diiqa hadii la gowraco khayr miya mise wa shar? Fasirka: Riyada qowricida diiqa waxay tilmaamaysaa qofka inuu ka fog yahay maslaxadiisa iyo wixii dan ugu jirto, diiqa wuxuu dadka kasoo toosiyaa hurdada subaxdii, sidoo kale qofkii […]