Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya
Riyada:
Qofki riyo ku arko aso diiq qalayo maxa lagu fasiri kara riaydas, diiqa hadii la gowraco khayr miya mise wa shar?

Fasirka:
Riyada qowricida diiqa waxay tilmaamaysaa qofka inuu ka fog yahay maslaxadiisa iyo wixii dan ugu jirto, diiqa wuxuu dadka kasoo toosiyaa hurdada subaxdii, sidoo kale qofkii diiq gowraco waa qof laga yaabo inuu ka fogaado cibaadada salaada maxaayeelay diiqa dadka ayuu salaada subax u kiciyaa, riyada gowricida diiqa guud ahaan ma aha riyo fiican.
Halkan ka daawo riyada doorada iyo diiqa
A dream about slaughtering a rooster indicates that a person is far from his own interests and what is in his best interest. A rooster wakes people up in the morning. Also, a person who slaughters a rooster is someone who may avoid performing prayers because the rooster wakes people up for morning prayers. A dream about slaughtering a rooster is generally not a good dream.
