Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay wiil oo macmacaan siinaya

Su’aasha: Wll aad baan idinkaga mahad celinayaa sida quruxda leh aad noogu soo jawaabtaan. Gabar ayaa waxey ku riyoota nin usoo dhiibayo weel ey wax macmacan ey ku jiran qofkas oo aad ugu dhoola cadeynayo oone suno ay ka muuqato qaabkiisa riyadas aya kusoo laa labatay Jazakaallh Jawaabta: Riyada waxay tusinaysaa gabadhaas inay guursan doonto […]

Categories
Caafimaadka Health

Dumarka qaar sababtay uga helaan raga inay ku kor fariistaan

Dumarka qaar sababtay uga helaan raga inay ku kor fariistaan Su’aasha: Ninka cafimad ahaan gabadha haday ka sara marto xiliga galmada cafimaad daro mu ka qaadaa, dumarka sidaas ka helo ninka inay ku kor fariistaan mala dhihi karaa nafsiyan ayay u jiran yihin kama helan ninka iyaga inuu ku kor seexdo raaxada way ku dareman […]

Categories
Fatwada

Qof addoonteyda ma u galmoon karaa?

Su’aasha: Inkastoo waqtigan aysan jirin is adoomeysi dadka dhexdiisa hadana waxaan culuma badan ka maqlay markay xadiisyada warinayaan in ay dhahaan ha u dhawaanina intaan ka ahayn xaasaskiina iyo adoontiina marka waxaan rabay hadaad cilmigaas igu dhaantaan inaad iisheegtaan waagii hore ninku haduu addoon lahaa wuxuu rabo miyuu ka sameysan jiray jwb deg deg ah […]

Categories
Caafimaadka Health

Riyada afar tuug oo telka qof ka dhici raba

Su’aasha: Asc sheykh waa kusalaamay Adiga iyo bahda durur media hadaan su aasheyda u dhaadhacao waxaan kuriyooday anigoo gaari kasoodagy tuugo iskudayaya iney telka iga dhacaan aan ladagaalamaayo waliba Afar tuug bey ahaaayeen maxay katarjumeysaa riyadaas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiraan xumaan kula maagan oo lagaaga digayo, qofka mararka qaar digniin ayaa riyada […]

Categories
Caafimaadka Health

Dumarka maxaa u keeno naaso waaweyn

Dumarka maxaa u keeno naaso waaweyn Su’aasha: scw walalaha daruur salan kadib su’al baan qabaa dumarka naasaha maxaa ka weyneeya siba marka ay naagta ilmo dhasho xadka ayu ka baxaa taas miyaa la dhihi kara wa cudur amise waa wax dabici ah oo nagaha qar noqdo sababo ma jiran naasaka weyn dhigi kara oo layska […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka oo kaxayn la’ gaari

Su’aasha: ASC WALAL WAXAAN KU RIYOODAY ANOO GAADHI WADA LKN AAN WADI KARIN OO KOLBA GIDAAR AMA GAADHI KU DHACAYA WADADA AYUU KOLBA IGALA BAXAYAY MARKII DANBE WAAN JOOJIN KARI WAYAY WAANA DAMIN KARIWAYAY WUU SOCDAY LKN KOLBA GAADHI BUU KU DHACAYAY OO DAAQADAGA JABAYEEN INTAA KAFIB ANOO NAXSAN BAY DAAQADA ISKA FURANTAY SI TARTIIB […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qof aan saaxiibo nahay ayaa ku riyooday isagoo qaawan

Su’aasha: Asc Qof aan saaxiibo nahay ayaa ku riyooday isagoo qaawan oo surwaal kaliya xiran oo dad badan dhax socda dumarna soo firinayaan Isaguna qajilaad eegi kar la’ahay. Bal maxay noqon riyadaas fasirkeedu ? Jawaabta: Riyada dhar la’aanta ma fiicna qofka haduu ku riyoodo nin jidka jooga oo qaawan ama dhar la’aan ah wuxuu ku […]