Riyada aabahay iyo guri qasri ah

Riyada aabahay iyo guri qasri ah

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxaan ku riyooday xalay anoo aabahay oo bari hore dhintay Allah ha u naxariisto e lajooga guri qasriya oo aad iyo aad u way oo dayrka ku wareegsan aad yaabay waynida oo aad u qurux badan beerta uu leeyahay oo wada green ah oo dhirta […]

Qofka sinada galay towbada sidee looga aqbalaa

Qofka sinada galay towbada sidee looga aqbalaa

Su’aasha: Asc Wll aad baan idiinka mahad celinayaa sida quruxda, qaayahaleh ee aad noogu soo jawaab taan su’aalaha. Waxa aan raba inaan idin waydiiyo su’aal aad u qiimo badan, waxayna u dhacaysaa sida tan. Sabanadan dambe waxa aad u badatay faaxishada (zino) waxa ayna noqotay shay Aad ugu badan dhalinta eega, dadka qaarna caado ayay […]

Qofkii ku riyoodo asoo khamro cabbayo

Qofkii ku riyoodo asoo khamro cabbayo

Su’aasha: Qofka marka u riyo ku arko asoo khamro badan cabayo ilaa uu ka noqdo srkhan oo hadalkiisa isku dardarsamo fasirka riyada nocas maxay noqon karta? Jawaabta: Qofkii ku riyoodo asoo khamro isku daldalay oo iska badiyay wuxuu cuni doonaa hanti xaaraan ah, khamrada waxaa lagu fasiraa xoolo xaaraan ah, sidoo kale wuxuu noqon doonaa […]

Riyada qofkii u galmooda habaryar

Riyada qofkii u galmooda habaryar

Su’aasha: Bahda daruur wan idinsalamay maxa lagu fasira qofki ku riyoodo asoo ka sinaysanayo habaryartisa oona si tos ugu tagayo iyadana way rabtaa inu wiilka habayarta ay u tahay inu la raxaysto maxa lagu fasiri kara riyadas cabsida leh. Jawaabta: Riyada galmada qof lala samaynayo sida laga fahmayo ma aha, waxaa lagu fasiraa si ka […]

Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya

Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya

Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya Riyada: Qofki riyo ku arko aso diiq qalayo maxa lagu fasiri kara riaydas, diiqa hadii la gowraco khayr miya mise wa shar? Fasirka: Riyada qowricida diiqa waxay tilmaamaysaa qofka inuu ka fog yahay maslaxadiisa iyo wixii dan ugu jirto, diiqa wuxuu dadka kasoo toosiyaa hurdada subaxdii, sidoo kale qofkii […]

Filimada xunxun dhaawaca ay maskaxda u geystaan

Filimada xunxun dhaawaca ay maskaxda u geystaan

Filimada xunxun dhaawaca ay maskaxda u geystaan Su’aasha: Asc bahda daruur waan idin salaamay dhamaantiina iyo inta ku xiran webka su aashayda walaalow waxay tahay nio anigoo iska dhalinyaro markaas soo qaangaarey ayaan waxaan bartey siigo bilowgii ilaa 1 sano siigada layn ku ekaa halsano ka bacdi aflaanta anshaxa xun daawashadooda ayaan bilaawey markaan wadey […]

Riyada imaamka oo dhulka ku dhacayo

Riyada imaamka oo dhulka ku dhacayo

Su’aasha: Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo ka aqimaya masaajid ka dibna aan salaada galeyno uu iimaamka salaada 1aad markuu marayo dhulka ku dhaco dad ordaa iyo dad suga ayeynu kala aheyn aniga waxaan ku jirey dadki taagnaa ee aan salaada ka bixin ka dib iimaamki halmar ayuu soo kacay wuuna cararey kadib salaada marki […]