Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday anoo meel bacaad ah oo dad fadhiya ku saxaroonaayo ka dibna markaan bogtoo saxarada carro iskaga shubaayo hadana ani iyo dadka nala joogo weyku soo ureysaa. Jawaabta: Riyada qofka oo ku saxaroonaya dadka hortooda ama meel dadka ay joogaan ma fiicna waa riyo xambaarsan astaan xun, waxaa lagu fasiraa fadeexo […]
