Qaabka ugu fiican ay xaaska uur ku qaadi karto

Qaabka ugu fiican ay xaaska uur ku qaadi karto

Qaabka ugu fiican ay xaaska uur ku qaadi karto Su’aasha: SC asaxbata webka Daruur shaqada ad haysan aad bad ugu mahadsan tihin webkii maalin kaste waan so galaa waxban ayaa laga faa’idayaa su’aal ban qabaa hadda, ninka haduu rabo naagtiisa inay dhaqsi ku uuraysato qaabka galmada ugu fiican uurka waa maxay foorarka naagta uur maku […]

Falka TAKE ee English-ka siduu u shaqeeyo

Falka "TAKE" ee English-ka siduu u shaqeeyo

Falka TAKE ee English-ka siduu u shaqeeyo Afka ingiriiska wuxuu leeyahay falal markay la xiriiraan falkaabyada qaar macne cusub ayay yeelanayaan, waxaa ka mid ah kuwaas falka “take” oo is badbadalaya hadba markuu raaco falkaab cusub. Afafka marka la baranayo fiiro gaar waa in loo yeeshaa isbaddalada noocan ah, qofka rabo luqad inuu si sahlan […]

Riyada nin tuug ah oo dadka dhacayo iyo naag sixirooley

Riyada nin tuug ah oo dadka dhacayo iyo naag sixirooley

Su’aasha: Asc walalaha daruur aada umahadsantihiin Waxan ku riyooday riyo xun inago badan jidka wxu ino galay nin dadk dhacayo aniga waxan dhahy wn isk celin karna ee ku heeraara kdib dadki way cabsaden Dadk wxe waten w laga aruursaday lkn ani taas wn ka badbaaday ninki geesinimadada wn k hely ayu idhahy Wu na […]

Guurka waswaaska daawo muu u yahay

Guurka waswaaska daawo muu u yahay

Su’aasha: ASC waswaski ayan wali tabar Iskaga laahay Dr aya waxaan kamaqlay ruuxa waswaskisa xadka kabaxay boolashi fikirka aya Iska daba mareey ? In lootosiyo ayuu ubaahanyahay OO dawado lasiiyo aniga manta waxbarashada maadin murug darted? Mida kale waswaska dhalinyarada muxuu aad ugu badanyahay? Dr Ali m Saleh OO ee waxaan kula talinayo Will sual […]

Riyada gabar garaacayso gabar kale

Riyada gabar garaacayso gabar kale

Su’aasha: asc wllo waxku riyodey ano garacaya dilaya gabadh an jaar ahan jirney hada se jar ama daris ma nihin dhulka jiiftey dhirbaxo waxba la dhayy inbadan wan qaracayey iskama key celineyn waxn ahy gabadh an guursan gabdha an qaracayeyna hada mel ay ku noshey ma aqan. Jawaabta: Waxay tusinaysaa riyadan inuu jiro qof adiga […]

Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka

Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka

Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka Su’aasha: asc wllo waxn ku riyodey ayeedey iyo hooyadey oo cunayo xabxab ama qare madow ana waxn ku laha wa maxay qarahan madow. Jawaabta: Riyada cunida qaraha ama xabxabka madow waxay tilmaamaysaa jirro iyo dhibaato, xabxabka madow markuu yahay waa marka uu hallaabay oo xumaaday oo bushi galay, marka riyada […]

Riyada buunka qiyaame iyo dabayl daran

Riyada buunka qiyaame iyo dabayl daran

Su’aasha: Asc wll waxan arke riyo madaxeyga ka bixi la ila hada Waxan ku riyooday iyadoo suurkii qiyaamaha la yeerinayo dabeel badanne ey socoto aniga kursi aan ku fadhiye ayaan ka dhacay waana ashahaatay kidib ina dhinte anoo isku moodo ayan soo kacay anoo dhahayo alla sakaraadka ayan dhadhamiye oone dhahayo rabiyow raxmanow anoo ashahaadanayo […]