Riyada gabar gadaal iga qabsaneyso caloosha iyo xabadkana iga salaaxeyso
Riyada:
Waxaan xaley ku riyooday gabadh aan whats appka iska naqaano balse aan xiriir saas u weyn naga dhexeyn gabadhan hada ka hor waanku riyooday iyadoo guriga ila joogta hadana xaley ayaan ku riyooday iyadoo guriga nala joogto markaasna aan qoyskeyga baraayo sida aabahay iyo Hooyadey waliba aabahay wuxuu igu bogaadiyey inaan gabadha aan guursado isla riyada dhexdeeda waxaan ku xasuustaa in gabadhu ay gadaal iga martay iskuna kay duubtay waliba iyadoo salaaxeysa caloosheyda iyo xabadkeyga anna aan ku xanta xantoonaayo bal iisoo fasir sxb waana ku salaamayaa.

Fasirka:
Qofkii ku riyoodo asoo gabar ay gadaal ka qabsanayso ama ay habsiinayso oo ay jirkiisa salaaxayso waxaa uu la kulmi doonaa arin uu ku farxi doono arrin lama filaan ah xagga noloshiisa waxay noqon karaan waxaas hanti ama guur ama nolol wanaagsan ama wuxuu heli doonaan farxad weyn aan lasoo koobi karin xagga shaqada iyo bulshada, waa riyo wanaagsan.
Riyada dadka magaalada ku nool oo dhan la dilayo
A person who dreams of a girl holding him from behind or hugging him and caressing his body will encounter an unexpected joy in his life. This could be wealth, marriage, a good life, or he will find great and unfathomable joy in his work and society. This is a good dream.
