Categories
Fatwada

Qofka asoo soon qalo lagu leeyahay mid sunna ma soomi karaa

Qofka asoo soon qalo lagu leeyahay mid sunna ma soomi karaa Su’aasha: ASC waxaan kujirna maalmaha fadhliga badan marka acmashe ugu fadli badan OO lasameya Ruuxa isago soon qala ah laguleyahay masoomi kara suna Kee I fadhli badan inan malmahan Soonka sunnada soomo iyo inan badalkeda Soonki qalaha aha soomo thanks Jawaabta: Camalka maalmahaan nooc […]

Categories
Caafimaadka Health

Sida loo daaweeyo niyadjabka iyo walwalka xiliga qorraxdhaca

Sida loo daaweeyo niyadjabka iyo walwalka xiliga qorraxdhaca Su’aasha: asc wr wb bahda daruur waa idin salaamey waxaan isku arkaa xiliga qoraxda ay sii dhici rabto wan iska murgaa wan iska niyad jabaa macno daro welwel lajira maxey tahey arintaasi maxeysa noqon kartaa Jawaabta: Xaaladda aad shegayso waa xaalad nafsi ah, waxaa loo yaqaanaa afka […]

Categories
Fatwada

Biyaha manida ninka nijaasa miyaa

Biyaha manida ninka nijaasa miyaa Su’aasha: biyaha ninka hadii macawista ay ku halaban hasiigesto ama xaskisa hala sameyo nijasa miya mise macawistaas wuu ku tukan kara? Jawaabta: Biyaha ninka nijaaso ma aha sida ay qabaan madaahibta afarta seddex ka mid ah, Shaafici iyo Maaliki iyo Xanbali waxay qabaan biyaha ninka inaysan nijaas ahayn, qofka haddii […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dilka jiniga maxaa lagu fasiraa

Riyada dilka jiniga maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxaan arkay anoo ka adaakay jiniyaal badan oo laayay maxay noqoneysaa riyadan?   Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Alle uu kaa badbaadin doono shayaadiin badan oo dhib kuu geysan rabay, riyada dilka jinka waa riyo fiican oo bishaaro u ah qofka muslinka ah. Waxaa kaloo lagu fasiri karaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii arko asoo magaalo uu garanayo dhex socda

Su’aasha: Waxaan arkay anoo socdo magaalo dhexdeeda aan aqaano, maxaa lagu fasari karaa ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u baahan tahay inaad ka adkaato mashaakilka ku haysta iyo awood inaad u leedahay dhaqsi inaad kaga adkaato oo aad ku baddasho murugta iyo walwalka farxad iyo raaxo, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku toosnaandoondo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Erayada naxariis badan iyo jacaylka xaaska

Erayada naxariis badan iyo jacaylka xaaska Su’aasha: webka Daruur wad salamn tihiin wadka ku mahadsan tihiin adega bulshada webka dad badan ayaa ka faa’ideysta, su’aal ayaan qabaa hadalka macaan iyo ereyda dumarka ay ka helaan intee in la eg bay samays ku yeelan karaan gabdhaha, dumarka miyay ka helaan hadalka macaan xiliga sariirta ama istiinka […]

Categories
Caafimaadka Health

Qof muddo dheer siigeysanayay siduu kusoo fiicnaan karaa

Qof muddo dheer siigeysanayay siduu kusoo fiicnaan karaa Su’aasha: Su’aal walal siigada waxa aaan waday mudo 11 sano ah ilaa hada wan wadaa lakin go’aan adag ayaan hada ka gaadhay ma laga yaaba in aan ka soo kaban doono dhibteeda sida raxada mustaqbalka iyo wixi la mida wabilahi tawfiiq Jawaabta: Su’aashan jawaabteeda waxaad ka helaysaa […]