Qoyaanka badan farjiga dumarka kasoo baxo Su’aasha: Asc naagta siilka qoyaanka badan oo aamnta oo dhan ka dhaqmin maxaa sabab u aa ma cudur bay qabtaa, mida kale markay nin arabto ama ay taleefan kula hadasho qoyaanka aad buu usoo baxaa wuxuu soo dhaafaa kastuumada ama nigiska qoyaanka siilka dumarka nooca kacsiga iyo kan cudurka […]
