Su’aasha: Gabar baa waxay ku riyootaa nin madow oo cabsi leh waxayna kasoo toostaa hurdada isagoon waxba ku samaynin riyadaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada ninka ku cabsi galinaya waxaa lagu fasiraa khasaaro iyo dhibaato oo soo gaaraysaa gabadha riyada aragtay, waxaa kaloo uu noqon karaa ninkaas qof aan xishoonaynin oo raba inuu xumaan […]
