Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kursiga caaga oo la xadayo

Su’aasha: Asc waxaan arkay kursiga caaga ee weyn la iga xaday , mana garanaayo qofka xaday, Waxaa kaloo arkay anoo qof aan handadaayo ,qofkana aqaano, maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagu khiyaani doono waliba qof kuu dhow inuu ku siri doono, kursiga wuxuu tilmaamaa qiimaha iyo jagada qofka uu taagan yahay marka xaditaankiisa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabadh hooyo ah oo nin loo dhisayo

Su’aasha: Waxan ku riyooday gabadh hooyo ah ninkii kala tageen anoo nin aan rabo inaan u dhiso ay diidayso Waxaanay lahayd marabo ninkan iyadoo isoo eegaysa waxanay ila ahayd gabadhani in ay inaga irabto oo waxna ay iisheegtsy hore oo ay iga dhursugaysay Kabacdi waxay igu tidhi xasiidaydii halkan taalay meeday waanay daba daalay ana […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guurka gabadh caruur leh

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur marwalba Allah macak Waxaan ku riyooday anoo guursaday gabadh lasoo furay oon aqaano oo 3 caruura leh lkn caruurta aabo hood haysto laba kamida markanay riyo ahayn Waxaanu ku aqalgalnay guri waynoo fooga oo maqsinaduusu waawayn yihiin oo aad u qurux badan aadna loo goglay Waxaana […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gaadhi qaaliya iyo shandad dollar iyo eedaanka salaada

Su’aasha: Asc ciid Mubarak kuli caam wa’antum bilkhayr Waxaan ku riyooday anoo gaadhi aad u qurux badan oo land cruiser ah oo cadaana wata Waxaan Kusocday xaga suuqa waxaan siimaray meherad igu lahayd lacag waxaan siiyay lacagtay igu lahayeen waxaan sitay shandad lacagoo buuxda waxaa yaabay markaan lacagta kasoo saarayay boorsada yacnii badnideeda aadba waan […]

Categories
Af English

Eereyo English oo ku dhamaado xarfaha “ture”

Eereyo English oo ku dhamaado xarfaha “ture” Ereyo English ah oo ku dhamaada xarfaha  “ture” ayaad ka heli kartaa jadwalka soo socda, taas waxay sahal kaaga dhigaysaa inaad si dhaqsi ah ku qabato ereyada noocaas ah marka aad u hesho wax iyaga isku keenaya oo ka dhexeeya sida dhawaaqa xarfaha dambe. Dadka baranaya afka ingiriiska […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasiraadda riyada ilkaha cadcad

Su’aasha: Riyada ilkaha cadcad maxaa lagu fasiraa, haddii ay ku riyooto haweeney ilko cad cad fasirka riyadaas muxuu noqon karaa? Jawaabta: Riyada ilkaha cadcad waa riyo aad u fiican, riyadaas waxay tusinaysaa kalgacal iyo gargaar dhex mari doono dadka qaraabaha ah siiba familka u dhow qofka riyada arkay, waxaa kaloo laga fahmayaa caruur iyo hanti […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin cabsi leh marka la arko

Su’aasha: Gabar baa waxay ku riyootaa nin madow oo cabsi leh waxayna kasoo toostaa hurdada isagoon waxba ku samaynin riyadaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada ninka ku cabsi galinaya waxaa lagu fasiraa khasaaro iyo dhibaato oo soo gaaraysaa gabadha riyada aragtay, waxaa kaloo uu noqon karaa ninkaas qof aan xishoonaynin oo raba inuu xumaan […]