Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista

Xadiiska loo daliilsaday dalaaqa bidciga inuusan dhicin

Su’aasha: daliilsadeen xadiiiska oranaya: (من عمل عملاً ليس عليه أمرنا فهو رد) (qofkii sameeyo camal oo aan arrinkeena ku salaysnayn waa la celinayaa) Waxay dhaheen: dalaaqa bidciga waa camal diinta khilaafsan marka waa inuusan dhicin dalaaqaas. Xageen ka Heli karnaa Kuwa saan dhahayo Wadadka webset ama telfon Laga helo Aniga wadadka I leh Dalaaqa bidciga […]

Categories
Fatwada

Qof lacag dadow cunay towbad malaga aqbalaa

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya nin baa lacag qiyaano ugu shaydana iyo nafba igu qaaday waxana raba inan ninka u tago cafis weydiisto lacagta ka cunay hadda inaan bixiyo ma awooda inan isku dhiibo dhaha ii caafii alle aan u towbad keena dambiga aan galay diinta maxay ka qabta. si deg deg iga soo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar ninkeeda oo shaqo meel ka siinaya

Riyada gabar ninkeeda oo shaqo meel ka siinaya Su’aasha: Asc waxaan kuriyooday anoo meel jaamacada jooga oo ninkayga ila joogo arday aad u badana joogto ninkayga masuul ka hayay shaqada waxuuna isiiyaya shaqo dadkii baa waxay dhaheen naagtiisi buu shaqo siiyay isana waxuu kulahaa bagaan siyay ayaan siinlahaa hadana siinin gabadhayda dadka dhana waxay lahayee […]

Categories
Fatwada

Ninka hadduu naagta sedex ku furo ciddada maku soo ceshan karaa

Su’aasha: Ninka haduu naagta furo asoo sedex jeer ku furay oo melo kala duwan ku furay iyadoo cidadeeda aan dhamaanin masoo ceshan karaa mise masoo cesha karo hadii uusan soo ceshan karin nikaax cusub inu sameeyo miyaa meher cusub inuu dhiibo fadlan isoo fahfahiya jazakumalullaahu khayran. Jawaabta: Qofka ma aha inuu dalaaqa ku degdego waayo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo meel sare kasoo dhacaysa

Su’aasha: Gabar ayaa ku riyoota iyadoo kasoo dhacaysa meel sare cabsina dareemaysa markasta way kusoo noq noqotaaa maxay noqon kartaaa. Jawaabta: Riyada oo qofka arkayo asoo meel aad u dheer kasoo dhacayo mararka qaar waxaa la socota gilgilasho ama lulusho kahfiif ah qofka jirkiisa ayaa dhaqaaqaya. Riyada waxay tilmaamaysaa qofka inay nolosha kula soo gudboonaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada sabiib lacagta dahabka lagu gadanayo

Su’aasha: Asc wll gabar ayaaa ku riyootay iyadoo dhagax dahaba waxaa lagu gaday lacag lacagtii waxaa paguso gatay sabiib maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo khayr inay heli doonto gabdhaas, sabiibka waa arsaaq aan lasoo koobi karin waa nolol barwaaqo leh. Waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa lacag si fudud lagu […]

Categories
Fatwada

Nin xaaskiisa dalaaq bidci ku furay iyo dalaaq qasab xukunkiisa waa maxay

Su’aasha: Asc wrx wbrt Walaal 1 Dalaaqa u horeyay Qaab sunada wafaqsan bu ku dhacay Oo uur u igu ogyahay bu igu furay 2 aabahey baa u diray o iga so qaday Sidu shegay inu qasab uga so qaday o u is badbadinayay 3 habaryartey bu u tagay asoo dacwo iga ah Aabahey o wadanka […]