Categories
Caafimaadka Health

Ninka imisa jeer ayuu awoodaa mar kaste biyaha maka imaan karaan

Ninka imisa jeer ayuu awoodaa mar kaste biyaha maka imaan karaan Su’aasha: Su’alo badan ayaan qabaa wll ninka imiso kulan ayuu gali karaa markiba. Surta gal mahay in uu mar walbo biyo baxo. hadii ninkeyga igu raaxeeyo gacantiisa ma i wada galinkaraa maxeysa dhib ii kenee cafimaad ahaan. Dawo dabiici ah oo xubinta raga lagu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Naag ku riyootay ninkeeda naag jini la dagaalamayso

Su’aasha: Asc wll gabar ayaa ku riyootay iyadoo ninkeeda lajoogta oo dareen saa’ida dareemayso waxaa u imaatay naag jina wayna la dirirtay ninka wuu iska jiifay oo lama dagaalin naagta lkn iyadaa la dirirtay wayna dishay way soo kacday markay dishaba markii danbe way googgoysay si ayna u soo kicin hilibkeeda cad cad u jartay […]

Categories
Caafimaadka Health

Qooqa iyo kacsiga badan malagu caatoobaa

Qooqa iyo kacsiga badan malagu caatoobaa Su’aasha: Nio maalmahaan waan caatoobey qofkasta inaan cantoobo iisheega sababtuna ani waxan ku fasirtay kacsi saa id aan dareema hadana waa iska ilaaliyaa ina siigesto arintaas armey tahay sxbw Jawaabta: Kacsiga daran qofka wuxuu ka joojiyaa cuntada sidoo kale aad buu u fikiraa taas waxay keenaysaa caatanimo, marka xiriir […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan arkay qof aqaano oo i daba socda anigana ku leeyahay iga leexo

Su’aasha: Asc waxaan arkay qof aqaano oo idaba socda anigana ku leeyahay iga leexo, kadib wuxuu iga qabtay qoorta gadaal, aniga waxaan isku furay ishiisa midig iyo sankiisa , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in aad mashaakil la kulmi doonto waliba qof aad taqaano ayaa sabab u noqonaya, waxaa lagaa rabaa inaad iska […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoodey wiil an aqaan oo qadaya maacunta cunada lagu cuno

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyoodey wiil an aqaan oo qadaya maacunta cunada lagu cuno ama weelka waxay ahayen dhoobo cad cad isago online ku ibinaya social media kama shaqeyo shaqadas a sidisa cadigana. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu guur kuusoo dhow yahay haddii aad tahay gabar wali la guursanin, haddii lagu qabo ninkaaga ayaad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qaniinida ayga xun ee uu qaniinayo saaxiibkaa

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo la fadhiyo saaxiibaday kadibna waxaa ushisheeyey saaxiibkay , inankaas moobilbuu isticmaalayay waxaa meeshii soo maray ay farabadan inankii wuu iska foodhiyay isagoo moopilka ku fooraro oo Dan iyo muraadtoona kalahayn aygii udanbeeyey isagood moodo dacawo xanaaqsan ayuu ku soo booday oo garabka ka qaniinay Ana waan aryay intaa kadibna waxaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada macalinka quraanka oo qof quraan saaraya

Su’aasha: Asc waad ku mahadsantahay ,waxaan ku arkay nin macalin qur’aan ah oo garanayo masjid dhehdiisa ku jirno , asaga oo ku akhrinaya qur’aan qof,anigana hortiisa taaganahay, maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad gaari doontid dantaada oo Ilaahay kuu sahli doono muraadka aad leedahay waa khayr iyo bishaaro, quraanka waa kalaamka […]