Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada macalinka quraanka oo qof quraan saaraya
Su’aasha:
Asc waad ku mahadsantahay ,waxaan ku arkay nin macalin qur’aan ah oo garanayo masjid dhehdiisa ku jirno , asaga oo ku akhrinaya qur’aan qof,anigana hortiisa taaganahay, maxay noqoney?
Riyada macalinka quraanka oo qof quraan saaraya
Jawaabta:
Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad gaari doontid dantaada oo Ilaahay kuu sahli doono muraadka aad leedahay waa khayr iyo bishaaro, quraanka waa kalaamka Alle wuxuu wataa caafimaad iyo barako.
Tagged
Riyada Akhriska Quraanka
,
Riyada Macalinka
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.