Categories
Talooyinka Consultation

Markaan kacsado shiir ayaan iska dareema hadana shiirkeyga ayaan kacsi waali ka qaada

Markaan kacsado shiir ayaan iska dareema hadana shiirkeyga ayaan kacsi waali ka qaada Su’aasha: Sxb markaan kacsado waan isku soo shiiraa waliba si saa id hadana shiirkeyga wuu ii carfaa waanba kusii kacsadaa sidaas ayaan ku siigesta mararka arintan maxaa la dhihi karaa. Jawaabta: Dhowr jeer ayaan kaaga digay siigada waan kuu sheegay dhibka ay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Ninkey wuxuu riyo ku arkay anoo xubinta raga leh

Ninkey wuxuu riyo ku arkay anoo xubinta raga leh Su’aasha: scw ninkay wuxuu ku riyooday asoo u rabo inuu i galmoodo markuu dharka iga siibay wuxuu arkay anool leh alaabta nimanka aad buu u naxay wuxu bilabay inuu i weydiiyo muxuu yahay waxan maxaa kugu dhacay ani waxan ku dhahay waa caadi markaas ayaan hurada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar waraabe iyo eey wadata

Riyada gabar waraabe iyo eey wadata Riyada: Asc wllo waxn xaley ku riyodey gabadh an saxib ahan jirnay oon la joogo gurigoda WADA dhira qurux badna marka saxib ayan mudo so aheyn hada ma nihin walalnimo kaliya naga dhaxeysa gurigodu dhabta bu aha Kan riyada ku arkayey markan gurigoda saa ugaso baxney waxay wadatey ey […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Hooyo oo aan sujuuda ka dhunkanaayo

Su’aasha: Asc waaku salaamay sxb qaaliya intaas ka dib xaley waxaan ku riyooday Hooyadey oo intay ul iisoo qaadato i garaaci rabto anna intaan ushii ka qaaday aan sujuuda ka shumiyey ka dibna aan isla riyada dhexdeeda ku qiirooday ama ku dhex ooyey hooyana ila oysay maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Saaxiib waan ku salaamay, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naag dhimatay iyadoo lagu leeyahay musqusha gal

Su’aasha: Asc ,nin wuxuu arkay naag dhimatay u yaqaano , asagoo ku leh gal musqusha . Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa naagtaas inay u baahan tahay duco, in Alle loo baryo,  musqusha waa meel laysku nadiifiyo lagu qubeysto qofka marka uu dambi galo waa sida qof uskag soo gaaray oo u baahan inuu qubaysto, naagtaas fariinta […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada sadax gabdho aad u qurux badan barkad ku dabaalanaya

Riyada sadax gabdho aad u qurux badan barkad ku dabaalanaya Riyada: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SOCDA AYAAN WAXAAN TAGAY BARKAD WAXAA KU DABAALANAYAY 3 GABADHOOD OO QURUX BADAN WAXAN ARKAYAY IYAGOO DHARKA XIDHANAYA WAAN KA NOQDAY SI AANAN CAWRADOODA U ARAG WAY XIDHEEN DHARKII WAAN UTAGAY WAY […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Anoo timaha hoose iska xiiraya ayaan biyabaxaa ma siigaa la dhihi karaa

Anoo timaha hoose iska xiiraya ayaan biyabaxaa ma siigaa la dhihi karaa Su’aasha: dhowr jeer waxan isku arkay inaan biyaha baxo anon ugu talagalin marar badan markaan shuunka iska xiirayo guska aya taagma intan sakiinta meesha marinayo ayaan biyabaxaa taas siigo mala dhihik kara aniga uma samynin si ulakac ah. Jawaabta: Timaha hoose inaad iska […]