Markaan kacsado shiir ayaan iska dareema hadana shiirkeyga ayaan kacsi waali ka qaada
Su’aasha:
Sxb markaan kacsado waan isku soo shiiraa waliba si saa id hadana shiirkeyga wuu ii carfaa waanba kusii kacsadaa sidaas ayaan ku siigesta mararka arintan maxaa la dhihi karaa.

Jawaabta:
Dhowr jeer ayaan kaaga digay siigada waan kuu sheegay dhibka ay mustaqbalka kuu keenayso laakin waxaad u eg tahay qof balwad ay u noqotay..
Qofka hadduu kacsado wuu shiiraa middaas dadka oo dhan ayay qabsataa nin iyo naagba, waxaana sabab u ah walwalka, maxaayeelay kacsiga walwal yar ayuu wataa qofka wadnaha ayaa garaacmaya, sidoo kale shiirka waxaa keena yaxyaha ama cabsida xishoodka ku dheehan.
Laakin waxaa yaab leh naftaada inaad u kacsato shiirkaga inaad ku raaxaysato, adiga ma tihid qof dabiici ah waxaad raacraacdaa niyaddaada, waxaan ka baqaa inaad ku dhacdo qaladaad aad u daran, inaad muraayad istaagto oo naftaada aad ku raaxaysato ama ka fikirto inaad sida naagta aad u raaxaysato oo dabada aad faraha iska galiso ama wax kale oo aad saas ku siigaysato, dadka kacsigooda xadka ka baxo falal noocaas ayay ku kacaan, wax kaste markuu xadkiisa dhaafo lidkiisa ayuu isu rogaa, culimada ku takhasusay cilmu nafsiga galmada waxay sheegaan raga kacsigooda xadka ka baxsan yahay haddaysan is qabanin inay la imaan doonaan dhaqamo isu rogi karo khaniisnimo, marka naftaada la dagaallan xoolo ma tihid qof aadane ayaad tahay waxaa lagaa rabaa inaad xakamayso naftaada.
Shiirka badan iyo siigada ma isla xiriiraan
I have warned you several times about the dust and the harm it will cause you in the future, but you seem to be addicted to it.
When a person is aroused, he or she becomes agitated. This happens to all people, both men and women. The reason for this is anxiety. Because arousal is accompanied by a little anxiety, the person’s heart beats faster. Also, agitation is caused by fear or shame.
But it’s strange that you get aroused by your own pleasure, you are not a natural person, you follow your instincts, I’m afraid you will make serious mistakes, that you stand in front of a mirror and enjoy yourself or think that you can enjoy yourself like a woman and put your fingers in her ass or do something else like that, people who have exceeded their limits commit such acts, when everything exceeds its limits, it turns into the opposite, scholars specializing in sexual psychology say that men whose arousal is beyond their limits, if they don’t control themselves, they will come up with behaviors that can turn into homosexuality, when you fight with yourself, you are not an animal, you are a human being, you are required to control yourself.
