Riyada sadax gabdho aad u qurux badan barkad ku dabaalanaya
Riyada:
ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SOCDA AYAAN WAXAAN TAGAY BARKAD WAXAA KU DABAALANAYAY 3 GABADHOOD OO QURUX BADAN
WAXAN ARKAYAY IYAGOO DHARKA XIDHANAYA WAAN KA NOQDAY SI AANAN CAWRADOODA U ARAG
WAY XIDHEEN DHARKII WAAN UTAGAY WAY SOO YAACEEN AFKA IYO DHABANADA AYAANU ISKA DHUNKANAY ANAGOO AAD UWADA FARAXSAN
BARKADA WAXAY KAGA YIMAADEEN NIGISYADOODII OO BIYAHA DUL SOCDAY
HOOYADAYNA WAYNOO TIMID IYAGOO WALI I DHUNKANAAYA
ALLAH MAHADLEH

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa nolol raaxo leh inay ku sugayso dumar qofkii riyo ku arko guud ahaan waa adduunyo, laakin qaabka aad u aragtay waa qaab tilmaamaya nolol raaxo badan oo mustaqbal qurux badan, saaxib adiga nin cajiib badan ayaad tahay riyooyinka aad aragto dadka uma badna riyooyin wada farxad ah oo fiican, waxaad ogaataa riyada fiican inay kaalin weyn ka cayaarto qofka nafsaddiisa iyo maskaxdiisa qofka riyooyinka farxadda leh arko wuxuu ku noolaanayaa farxad iyo raaxo nafsi ah, iyadoo ay u sii dheer tahay macnaha fasirka oo mustaqbalka soo bixi doono, aniga riyooyinkaaga runtii waan la yaabay, Ilaahay khayrkooda haku siiyo.
Wamaxay riyada anoo guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo
The dream indicates a comfortable life awaiting the woman who sees it in a dream. In general, it is a worldly dream, but the way you saw it is a way of indicating a comfortable life and a beautiful future. My friend, you are a very wonderful man. The dreams you see are not usually happy and good dreams. You know that good dreams play a big role in a person’s soul and mind. A person who sees happy dreams lives in happiness and psychological comfort, in addition to the meaning of the interpretation that will come true in the future. I am really surprised by your dreams. May God bless them.
