Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo

Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo Riyada Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo tagaya tukaan ka iibsanaya hilib digaag shaf bilaa lafaha ah  iyo lugo waan eegaya wixii xun ayaan iska reebaya Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto waxyaalo noloshaada la xiriiro. Oo kugu caawinaya wax badan inaad samaysato oo aad ka doorato wixii […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada hooyo nagu dhahayso xajka u diyaargaroowa

Riyada hooyo nagu dhahayso xajka u diyaargaroowa Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday hooyo igu tidhi diyaar garooba adiga iyo gabadh kale xajka ayaad tagaysaane ana farxad aan dareemayo boorso ayaan soo qaatay dhar dirac u badan ayaan ku guray hooyo ayaan u tagay hooyo aduu I raac gabadha kale ha iska joogto haye ayay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo hotel cunto lagu cunayo waxaan ila socotay walaashayda

Riyo hotel cunto lagu cunayo waxaan ila socotay walaashayda Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga hotel cunaya cunto waxaan la socdaa walashay iyo hablo ay saaxibo yihiin aniga iyo walashay waaxan cunaya roodhi iyo hilib duqad ah 3nooc oo shigni hablo kale waxay cunayaan Roodhi iyo beans waxaan cabaynaa shaah iyo sharaab waxa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan miyay uraysaa

Gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan miyay uraysaa Su’aasha: A S C, gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan siil keegu miyu yeesha ur qadh’muun yacni biyaha raga badan ee siil keega ku dhacaya ur qadh’muun miyu yeelanaya? Waxan ka hadlaya gabadha nadaafada ku dadaasha e rag badan galmo la samaysa siil […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gaariga hallaabayo iyo xabxab la jarjarayo

Riyada gaariga hallaabayo iyo xabxab la jarjarayo Riyada: FADLAN II FASIRA. 1: Waxaan ku riyooday anigo gaadhi wada yar oo aan ka kaxaystay aderkay waxa ila socda nin aan aqaan oo tagsiile ah gaadhiga breakga ayuu iii qabsami waayay wan ka degay anigo eeg isle gaadhigii isaga ayaa is kaxeeyay oo meel geerash ah intu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo dilayo walaashayda iyo deriska

Riyada anoo dilayo walaashayda iyo deriska Riyada: Sheekh waxan ku riyodey ano habeena walashey dilay oo anu naftayda ku leyay ehelu naar bad tay walwal badana ihayo midi ayan galiyey lkn may dhiman habeen kalana waxa ku riyodey ano wiil dariska dilayo habeen kana walwal badan ba ihayey isna mu dhiman riyada dhexdeeda please ifasiir […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar naaska aan ka taabanayo iyo mas guduudan

Riyada gabar naaska aan ka taabanayo iyo mas guduudan Riyada: Waxan ku riyoday anigo gabar naaska ka taabanaya kadib ka orday ayadana iqabatay hadanah aan ka fakaday Mida kale waxan Kalo ku riyoday anigo ma’s gaduud I bursanaay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gabar qalad ka qali doonto taasna waxay keenaysaa cadaawad Waxaa laga yaabaa […]