Riyada gaariga hallaabayo iyo xabxab la jarjarayo

Riyada gaariga hallaabayo iyo xabxab la jarjarayo Riyada: FADLAN II FASIRA. 1: Waxaan ku riyooday anigo gaadhi wada yar oo aan ka kaxaystay aderkay waxa ila socda nin aan aqaan oo tagsiile ah gaadhiga breakga ayuu iii qabsami waayay wan ka degay anigo eeg isle gaadhigii isaga ayaa is kaxeeyay oo meel geerash ah intu […]
