Categories
Fatwada

Lamaanaha is qaba sababa maherkoogu khafiif ku noqonayo

Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan nin iyo naag is qaba mudo badan hadii ay isku dhacaan e af’lagaado xun is’dhahan meherkogu mu khafiifa marka inay meherkoga cusbonesiyan ma tahay arina bal fah faahin dheerad ah iga siiya mahad sanid. Jawaabta: Waxaas waa khuraafaad ma jiro wax meherka khafiifiyo, waxaa jira dalaaq ama […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay awoowaheeda dhintay oo gaajaysan

Su’aasha: habayartayda way hurdaysay kadib waxay riyo ku aragtay awoowaheyga oo dhintay wuu u yimid wuxuu ku yiri gaajo baa i haysa cunto ii sameey waxay ku tiri aad gabadhaada weynta iyadaa waligeeda ku adeegi jirtay wuxuu yiri ma rabo inay wax ii samayso adi ii sameey maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena Su’aasha: scw afkayga iyo carabkayga aad bay u urayan gaar ahan dhareerka subaxdii afkaygana aad ban u dhaqaa ciridka ayaana iga bararsan maxa talo ah.   Jawaabta: Waxaa jira  fangas  ama ilko bukan oo u baahan in la daaweeyo, waxaa ka dhasha waxa la dhaho  halitosis ilkaha […]

Categories
Caafimaadka Health

Qabowga daran ee cagaha maxaa lagu daaweyn karaa

Su’aasha: xiliga qabowga cagaha aya aad ii qaboba mana kululaadaan si kasto an sameyo maxaa sababa maxana dawo u ah Jawaabta: Qabowga xadka ka baxsan oo cagaha laga dareemo wuxuu u laabanayaa dhiiga aan meesha si fiican usoo gaarin, xididaha yaryar ee dhiiga usoo qaada faraha ayaa laga yaabaa inay mushkilo ka taagan tahay, waxaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Saxarada caruurta urka badan sababaha iyo daawada

Saxarada caruurta urka badan sababaha iyo daawada Su’aasha: cunug yar jiro labo sano saxaradiisa aad bay u uraysaa maxaa sababo ma cudur buu qabaa maxaa daawo u ah? Jawaabta: Ilmaha caanaha naaska nuugo saxaradooda ma urto inta badan, waxaa keena saxarada urka badan caloolfadhiga, iyo ilmaha la siiyo caanaha caadiga, xaarka marka uu aad ugu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabadh aad u qurux badan oo timo dhaadheer leh

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA JOOGA GABADH AAD U QURUX BADAN OO TIMO DHAADHEER OO MADOWLE OO KU FEEDHANAYSA MAQASKA KAAWIYADA TIMAHA OO GABADHAASI AAD U QOSLAYSA OO TIMAHEEDU AAD U DHEERYIHIIN ANAGOO AAD UWADA FARAXSAN ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxadda […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada diyaarad iyo kaluun lagu dhex cunayo

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MAGAALADA DHEXDEEDA DIYAARAD WAYN OO SOO FADHIISATAY INTAAN FUULAY DHEXDEEDA AAN KU CUNAYNO XABAD KALUUNOO AAD U WAYN OO AAD UMACAAN BADAN OO UDGOON ANIGA IYO NIN CADAANA IYO WIIL YAR ANAGOO AAD UWADA FARAXSAN ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Safar […]