Qabowga daran ee cagaha maxaa lagu daaweyn karaa

Su’aasha: xiliga qabowga cagaha aya aad ii qaboba mana kululaadaan si kasto an sameyo maxaa sababa maxana dawo u ah Jawaabta: Qabowga xadka ka baxsan oo cagaha laga dareemo wuxuu u laabanayaa dhiiga aan meesha si fiican usoo gaarin, xididaha yaryar ee dhiiga usoo qaada faraha ayaa laga yaabaa inay mushkilo ka taagan tahay, waxaa […]
Siigada jilbaha miyay dhacaanka ka dhamaysaa

Siigada jilbaha miyay dhacaanka ka dhamaysaa Su’aasha: Asc waan idin salaamay wll Ninywo dhibaato xun baa i haysata 8 sano ban siigaysanayay lkin hda wan iska daayay Siigadi 7bilood alx lkin dhibatada iigu daran waxa weeye Jilbihi buu dhareerki iga dhamady salaad kama tukan karo wlhi Dhacdaas bay hayan markasaton sujuudo iyo markaston kasoo Kaco […]
